asc dhamaan inta jecel wanaaga waxan adin leeyahay ha ujawabina kuwa culimada caynayo waxay jawab mudanyihin malahan maalin aysan meel ay uga laban karaan jirin ayaa la waydiin doonaa waxan adin leeyahay culimada ha cayina culimada waa kuwa dinta adin baro hakala tagrina hala kala safanina kuli waa isku mid hadad dood cilmi kusabsan qabtana iga jaahil bixiya dheh laakin af xumo waad ku naartagaysaan intaas ogaada ilahayna ka baqa iska dhafa xumaanta
Sh Umal oo dowladii ku meel gaarka ee C/llaahi Yusuf Gaaleysiinaya. Geli youtube-ka qoraakla hoose oo dhegahaaga ku maqal sida uu u gaaleysiinayo dadka Islaamka. Shabaabku maxay dadka u leynayaan sowmaaha wuxuu Umal iyo kuwa lamidka ah u akhrinjireen muddo ku dhow 30-sano!
Geli qoraalkan hoose youtube
Sheikh Umal oo Muxadro u jeediyay somalid Seattle,washington
@Darwiich culumada ha ceynin wax dood ahna uma heysatid ama xuju ah,marka ilaah ka baq hadaad tahay muslim,hadaad tahay Somalida gaalada ahna ku hadal waxaad rabto ilaah ayaa kula xisaabtami doona
MrAntitrinity 2 months ago
asc dhamaan inta jecel wanaaga waxan adin leeyahay ha ujawabina kuwa culimada caynayo waxay jawab mudanyihin malahan maalin aysan meel ay uga laban karaan jirin ayaa la waydiin doonaa waxan adin leeyahay culimada ha cayina culimada waa kuwa dinta adin baro hakala tagrina hala kala safanina kuli waa isku mid hadad dood cilmi kusabsan qabtana iga jaahil bixiya dheh laakin af xumo waad ku naartagaysaan intaas ogaada ilahayna ka baqa iska dhafa xumaanta
mmdeysane 4 months ago
asc sxb
mmdeysane 4 months ago
Khawaarijka ka cararay SWEDEN ee la yiraahdo Sheekh Fu’ad oo amaanay Sh. Umal sheegayna in ay isla aaminsan yihiin Caqiidada Salafiyah(Wahaabiyah). Markaa midina Qoriguu wataa kan kalena Afka iyo Maalkuu ku taageerayaa laakiin markii haatan dunidu soo jeesatay ayuu DABADEEY KA BAANKA yidhi UMAL! Sheydaan Umal waa Wahaabi ah Khawaarijta Aabahood!
Geli youtube-ka
shiikh fu'aad oo amaanay shiikh umal shiikh umal waan jecelnahay waxaa yiri shiikh fu'aad maxamed
Darwiich 4 months ago
Sh Umal oo dowladii ku meel gaarka ee C/llaahi Yusuf Gaaleysiinaya. Geli youtube-ka qoraakla hoose oo dhegahaaga ku maqal sida uu u gaaleysiinayo dadka Islaamka. Shabaabku maxay dadka u leynayaan sowmaaha wuxuu Umal iyo kuwa lamidka ah u akhrinjireen muddo ku dhow 30-sano!
Geli qoraalkan hoose youtube
Sheikh Umal oo Muxadro u jeediyay somalid Seattle,washington
Darwiich 4 months ago
Shiikh ku sheegan UMAl ahna Aabaha Wahaabiyada iyo Khawaarijta maanta Qurbaha iyo dibedaba Soomaalida iyo Qoysaskooda ku waashay shiikh umal muxaa kayiri shariifka iyo dowladiisa ayaa wuxuu gaaleysiiyey kal hore dowlada Shariifka iyo dadka u shaqaynaya iyo Xildhibaanada Somaalieed. Markaa haddii haddii Soomaalidu marka waxa taagan uu la cararaan oo aysan dib u dhugan wixii dhacay sow dhib maaha!
Geli youtube qoraalka hoose oo daawo
Geli
shiikh umal muxaa kayiri shariifka iyo dowladiisa.
Darwiich 4 months ago
hhhhhhhhhhhhhh! kkkkkkkkkkkkkk! Khawaarijka Aabaha u ah ciyaalka waashay sow maah Umal! Imisuu ka diray Nairobi oo uu u maxaadireyn jirey inay soo jihaadaan! Haatan baa Imaamyadii waaweynaa warkooda lasheegayaa waa marka danta la leeyahay marka kalena waxaa ay Wahaabiyadu tiraahdaa QURAANKA IYO SUNAAHA Oo keliya Imaamyadan warkooda naga daaya waa uun niman anaga naga mid ah. Soo maalidu caadifad iyo damiir xumaa Soo dhegeysta Ninka Wahaabiga Khawaarijka ah ee Umal oo Amaanaya Belaayada Socota!
Darwiich 4 months ago
inaalilaahi wa inii ileeyhi raajucuun ilaaheey hadaga qabto dadka dadka dhibaateynaya oo sabab la aan ta kudilaaya dadka
jisaakalaah shiiq waa muxaadaro qofkii akhlile waxku qaadan karo
MrDaljir1 4 months ago