waan ku nacay

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
15,086
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 31, 2009

hees wacan

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Islaamaha Masayrsan ba dhagaysta heestan Tan hada so gelisay laftarkeeda la gu kacsana markan xitaa caruur yar yar ba ka hoos hadlaysa ay aabahood bacda dabada u dhigtay mala kkkk, Dumaraw Ragina ha iska Eryina hadi Kale Silic ba Idiin Danbayn iyo Inaad Mar ba Gidaar Istaagtaan

  • Iyadoo laguu qaado heestan iyo adigoo qaada waa midkee... walee wanan u qaadin.... Labada aniga ha ii qaaado

  • @TheWaiting22 nin aya tahay aya umaleya wayo sida u hadleysa ka fahmay .. micnaha oday hadu hestaan qaadi lahaa waxad so qori laheed NIN RAG AH SIDAA AYE KU FCN YIHIIN DUMARKA loool

  • hoy hoy haysku nanabin ....

  • heestaan waa udhiibay xeseen riyaarjacel maryan malahan

  • @thewaiting22 war wixii is jecel way is wadanayaan wixii is nacayna ha kala tageen.waa caadi waa la is nici karaa waa sidee maxaa keenay habaarka.

    waa hees macaan walee maryan mursal noolow. dhan kaste ayay noqonaysa nin naagtisi nacay iyo naag ninkeedi nacday waa caadi nololsha ayay ka mid tahay.

    hadaan naceyb jirin jaceylku qiimo ma yeelanayo

  • what is this song called by maryan mursal???

  • heestaan waa hees aad u xun diin ahaan iyo dhaqn ahaan iyo damiir ahaan waayo waxay albaab qaldan u fureysaa dumarka somaliyeed oo ay ku gubabineysaa burburinta qoysaska iyo kala tag,marka qof wax isku falaya iyo qof diin leh wuxuu qaado ma aha,heestan waxaa markii hore la siiyey NIMCO YAASIIN waa diiday waa qof wanaagsan,midan waalan ayaa qaadatay maryan mursal ah oo laga wada naxay intaas ayaa il ugu filan iyo habaar.

  • beeenteeda ma ahan walle i love this song viv maryan mursal

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more