pslronman Waxaan hadalkaygii ku soo gaba gabaynayaa anigu uma baahni af iska hadla ee hadaad taariikh cad ka hayso Tuur sida Silaanyo aan youtube u soo gelinay u soo geli oo wax na tus hadii kale raali iga ahoow kulama murmi karo maanto dhan .,,Ta kale waxaan nahay dad tol ah laga fiican inaan meeshan isku eryano wixi tagay tiigsimaad ma leh ISAAQ wuu isa saamaxay No more Cuqdad Cusub walaal forget dagaalkii sokeeye,,,,Cafis iyo musaamaxna
Tuurna xilka Silaanyo ayaa ku wareejiyeey..Cigaalkan aad sheegaysona bal vidoega daawo anigu been ma sheegaayo ee sidu silanyo ugu sujuudaayo isagoo bisad u eeg lolz
Ninkan Silanyo Waa Hero Shalay Waydinkii lahaa Silaanyo dhalay soo dhigay isaaq sida dhibicda roob ...Long Live Silanyo ka naxoow nafta waa ...
waaka Cigaal afkiisa ka qiraayo Raganimadiisa Silaanyo daawo video ga ma murmi karno maanto dhan lolz
pslronman waxaan ku idhi cuqdad iyo xaasidnimo ayaa kaa muuqata ee geesigaaga waa loo haniya wuxuu kuu qabtay ta labaad tuur wuxuu aha tuug shisheeye kalkaal ah weligiiba waad ogayd karaamo daro ayuu ku dhintay sidii somaliland looga eryaay ee xamar iyo meel baasuu u joogay ma garatay,,,, ta labaad waxaad samaynaysa personal attack markaad silaanyo khamri ku caayeeyso ma is waydiisay tuur iyo cigaal sida biyahaa ayeey iskugu shubi jireen ilaa ilma mooge cajalada si fiican u daawo
@a2zmustafa he did
SNM96 1 year ago
silanyo is father of SNM
macalaly 1 year ago
inshallah I hope SIILAANYO wins.
a2zmustafa 2 years ago
Kan wax iska soo qorqoraaya Wuu Cuqdad garxajisaysan yahay adeer forget wixii dhib isaaqu kuu geysteen waa laysa saamaxay Ragan aad meesha ku soo xaadirisayna waa tolka waxba nagama galin mujaahid iyo gaal waxaay ahaayeenba marka jooji cuqdada ku gubeysa Geesi aanad gaadhaynin aflagaadadiisu waxba kugu biirin mayso Godbless Silanyo ka naxow nafta waa My hero Cadayn ayeey aduunyadu isku dhaaftay Vidoe gu waa cadayn wax cad dadka tus noo faan iyo af iska hadla Huh...
bogaad09 2 years ago
pslronman Waxaan hadalkaygii ku soo gaba gabaynayaa anigu uma baahni af iska hadla ee hadaad taariikh cad ka hayso Tuur sida Silaanyo aan youtube u soo gelinay u soo geli oo wax na tus hadii kale raali iga ahoow kulama murmi karo maanto dhan .,,Ta kale waxaan nahay dad tol ah laga fiican inaan meeshan isku eryano wixi tagay tiigsimaad ma leh ISAAQ wuu isa saamaxay No more Cuqdad Cusub walaal forget dagaalkii sokeeye,,,,Cafis iyo musaamaxna
bogaad09 2 years ago
Tuurna xilka Silaanyo ayaa ku wareejiyeey..Cigaalkan aad sheegaysona bal vidoega daawo anigu been ma sheegaayo ee sidu silanyo ugu sujuudaayo isagoo bisad u eeg lolz
Ninkan Silanyo Waa Hero Shalay Waydinkii lahaa Silaanyo dhalay soo dhigay isaaq sida dhibicda roob ...Long Live Silanyo ka naxoow nafta waa ...
waaka Cigaal afkiisa ka qiraayo Raganimadiisa Silaanyo daawo video ga ma murmi karno maanto dhan lolz
bogaad09 2 years ago
pslronman waxaan ku idhi cuqdad iyo xaasidnimo ayaa kaa muuqata ee geesigaaga waa loo haniya wuxuu kuu qabtay ta labaad tuur wuxuu aha tuug shisheeye kalkaal ah weligiiba waad ogayd karaamo daro ayuu ku dhintay sidii somaliland looga eryaay ee xamar iyo meel baasuu u joogay ma garatay,,,, ta labaad waxaad samaynaysa personal attack markaad silaanyo khamri ku caayeeyso ma is waydiisay tuur iyo cigaal sida biyahaa ayeey iskugu shubi jireen ilaa ilma mooge cajalada si fiican u daawo
bogaad09 2 years ago
adeer siilaanyo markuu siyaad barre kasoo baxsaday ururkii ugu horeeyey ee uu galo waxaa la odhan jiray SOMALI FIRST waxaan ururkaa sameeyey CABDIRASHIID XAAHI XUSEEN iyo CALI KHALIIF GALAYDH. isla wakhtigaa BBCda ayaa laga waraystay wuxuuna yidhi SNM waa urur qabiil magacaygana in urur qabiil lagu sunto ma rabo. adeer markaa taariikhdu waa wax qoran haku wareerin
psIronman 2 years ago
Qabiil iyo Qabyaalad dhaaf oo Waqtiga la jaan qaada.Hadii kale horow mar gaadhi maysaan SOOMAALIYEEEEEEEEY.
kamilmahdi 2 years ago
SIILAANYO wuxu ku lug lahaa dagaaladii sokeeye ee wadanka ka dhacay siilaanyana maaha mujaahid dhab ah. ragii mujaahidiinta Asalka ahaa badi way dhinteen sida mujaahid LIXLE, GACMO DHEERE, AADAN SHIINE, KOODBUUR, IBRAAHIM KOOSAAR. ninka kaliya ee kasii nooli waa MUJAAHID DHAGO WAYNE.
psIronman 2 years ago