Ninkaan takar sheekh uma quuree inaan dhaxo jidka toosan ilaahay ha tusiyo waa shaqaale ciduu u yahay wey soo bixi doontaa waxuu ku wanaagsan yahay in aduunka laga qariyo Somali umadeeda aad buu u dhibey
iglahfa@ waa adiga dhahaya sheikh takar alle haku hadeeyo yaa ku sheegay in sheik takar lunsan yahay war somalidan dhib jeclaa miyeenan islaam eheeeyn war takar afka kala bax adiga ka caqli iyo cilmi yare

MrGaladi1 1 month ago
iglahfa@ waa adiga dhahaya sheikh takar alle haku hadeeyo yaa ku sheegay in sheik takar lunsan yahay war somalidan dhib jeclaa miyeenan islaam eheeeyn war takar afka kala bax adiga ka caqli iyo cilmi yare
mohammedmursal 1 month ago
xaashaalillah, Sh. Umal aqoon yahan xeel dheer oo war cad. Ilaah haku dhowro Sheekh. Sh. Takarna xaqa alla ha tuso.
BirmadMedia 2 months ago
salaamu caleekum w.w
markii aan dhageestay labada dhinaca waxaa iisoo baxay sheekh umul inii laga gardaran yahay xasan takarow ilaahay u toobadkeen wadaadka cafis ka dalbo walaahi uu ku cafinayaaaye.
caaqil201 2 months ago
asc wr wbr aniga waxaan fahmin sheekh xasan takar in taasoo sano ayow ku soo noolaa wadanka ingiriiska owna lacagtooda isku dal dalayay?
somali2500 2 months ago
tarak ilaahy haku soo hadeeyo waa dhunsanty ...
alshabab na kudifaaci mayso aakhiro ee ilahay uteebadkeen
sidaa na mujaahid laguma noqdo jano lagumadoonp
in dhiiga musliminta ladaadiyo oo gaalo lagusheego
culumadana khaladkaga kasoo horjeedalay inaaa kutilmanto gaalay wataan
ee hadaadiyo dhiigooda
lglahfa 2 months ago
xafidalaah shiikh maxmed umal..
.jasaakala shiikh umal....
lglahfa 2 months ago