@Demineedun Kawaanka Dadka cida loo wadey maaheyn H.E Omar Abdirashid ee nimanki ayaga ahaa ayey ku socotey, tan kalee ah wadani Alle ayaa guuleeyey H.E Farmaajo oo jab iyo dharbaaxsho la dhacey dhalinti dhibka nagu heysan ma aqaan halka aad iska saartey sheekada qabiilka ku qarsan hope inaad ka dharagsan tahay taas.
haweye mareexaan wax u ma sheegayaan gedo ayaa jago aah sxb
zaakiicade 2 months ago
runtii heestani waa hees qofkii wax garada wax ku qaadan karo
lakiin meeye dadkii wax fahmi lahaa waa iska qarinayaan waana waxa somaliya hada ugu wacan halkay marayaan . mida kale joogle iyo kooxda qaylo dhaan waxaan leeyahay wada waanadiina kolay mar uun baa la arki doonaa dad wax fahma
god bless you qaylo dhaan
mustafe143 3 months ago
@Demineedun Kawaanka Dadka cida loo wadey maaheyn H.E Omar Abdirashid ee nimanki ayaga ahaa ayey ku socotey, tan kalee ah wadani Alle ayaa guuleeyey H.E Farmaajo oo jab iyo dharbaaxsho la dhacey dhalinti dhibka nagu heysan ma aqaan halka aad iska saartey sheekada qabiilka ku qarsan hope inaad ka dharagsan tahay taas.
MrDalmarsaab 4 months ago
salam calaykum walal adiigo arali ah waxaan kuwaaydinaya waadiiga dhahaayso wadanki ada oo so dagalama ..mawadaan laado baajiiro mideda kaleto madaad an koobi kariin ayaa wadaan udagalami karo somali ayago iskudhaqaan iyo iskudiin ah baay isfahmi laayihin maarka waxaan umaleya heesa wadaniga ah waxaa looqadayo baad fahansanayn ee the reason oo loqaday heestan ama hesa kaleto waxa waye in ey somalida iskufahman waax kujiraan iyo rafaadka iyo silica wadaan kodi hooyo talo 21 sano maanta
fadumo2010 9 months ago
Dowlada markii Ina Cabdirashiid Ra'iisul wasaare ka ahaa Muqdisho waxay ahayd KAWAANKII DADKA. Markii Farmaajo yimidna waxay noqotay dowladii Wadaniyinta!
Taasi waa halbeega kuwa isku sheega fananiin ee danaha tolalkoda ka shaqeeya
Demineedun 10 months ago
waad ku mahad san tahay ci
gabayre1 1 year ago
ISEE ONLY NUCLEAR FAMILY, IAM LOOKING SOME EASTAFRICAN SUCH CUSHITIC SOMALIAN PEOPLE
cobra09006 1 year ago
great job guys.
frankie3005 1 year ago
I just love those brothers! they are really talented, everything about this song is wonderful. I can listen all day. LOVE U GUYS!
shumeeey 1 year ago
halkaa ka wada ilma jooqle
akim2k10 1 year ago