baligubadle waa halkii somalilandba looga halgamay gobol iyo wax ka waynba wuu u qalmayee ....huda barkhad ma intaan ka soo maqnaa ayay xil ka qabatay dowlada ..waa maxay anaguna hiil iyo hoba wan la agjoognaa ..mise xaajigeeda ayay u hadlaysaa .cajab
WAX, BARSHO IYO DADAAL AYAAN ANIGUNA KULA,TALINAYAA,
MyHamze 8 months ago
Huda waa Hooyaada Somaliland kaa daa sxboow
guul gobolka Hawd
ghettowun 1 year ago
Huda Barkhad maxay tidhi bal , dad ku uun baa sheegee, mida kale waxay tidhi maxa wax weyn looga dhigey iyada iyo aqoonteede iska daaya
Viva Hawd !!
gantaal102 2 years ago
Huda Barkhad waa boqorad.
Fooxle 3 years ago
baligubadle waa halkii somalilandba looga halgamay gobol iyo wax ka waynba wuu u qalmayee ....huda barkhad ma intaan ka soo maqnaa ayay xil ka qabatay dowlada ..waa maxay anaguna hiil iyo hoba wan la agjoognaa ..mise xaajigeeda ayay u hadlaysaa .cajab
niije 3 years ago
baligubadle, the mother of somaliland, my place of birth,the mother of snm..
abdikhadar1984 3 years ago