Ma dooneysaa in dadka ku jeclaadaan? (1)
Top Comments
All Comments (24)
-
masha ALLAH ILAHAY SW ha ka abaal mariyo sheekha anagana ILAHAY SW hanaga yeelo kuwa ku camal fala oo si fiican ugu dhaqma diinka.....amiin<3
-
Mashallah... Ilaahoow diinta barashadeeda iyo ku dhaqankeeda noo fufudeey.
-
mash allah maclin abdirisaq hashi may allah bless you maclin abdrisaq .
-
jasaaka allaah sheekh
-
war nacaladaan meel laga soo afuufay aan la aqoon maxeey diinteena suuban ka rabaaa
midbaa afka la taagaya allahii uumay hadalkiisaa qalad ku jiraa,
war ilaaheey u toobad keena koleey danbigiina ma yaree murtad nimmana wax sahlan maahan .!!!!
-
@Xafsah1 QURAANKA CID AAD KA XGTO MALAHAN! markasta hadii been CAD OO YAHAY,XAALOOSHEEGGAA IN AADTIRAADO == WAA CEEB&DIKTATOR NIMO,
WAXA XAQ U LEEDAHAY IN AAT KEENTO DALIIL RUNTA IN OOSAN RIYO AHEEN SHEEGEE --AMACADEEYNEE.... ANIGU WAXAN MESHA KU SOO DALIIL SHEY IN OO RIYO KU SOO DAGAY QURAANKU KUNA DHAMAADEY WAATAN HOOS KU QORAN, adigu keen daliilka diidaa!! HADII KALE ISKA AAMU.
Kristine.
-
@xamargirlischristian war afkaaga Nabigeyna suuban kala bax adigaaa beyn iyo dulli nimo + riyo la fadhiyo meesha , maxa ku daba dhigay QUR'AANKA ma adigaa run inoo shegaayo hada mise inoo sheeg ayaa ku dhahnay? Hadaa galoowday ADIGA umada u dhaaf QUR'AANKOODA WAANA ANAKA OO MUSLIMIIN AH! gaal seen beri waa gaaal, Allaah yahdiik, KALA BAX afkaagana Nabigeeyna (CSW)
-
HOOY INTIINA AAN AQOON SIIRADA: DALIILKAAN WAXOQ KU QORAN YAHAY, KITAABKA LA YIRAADO"ZAAD AL MIICCAAD EE SIIRADA" BAABKA" BILAAWGA- WAXYIGA" MARKA ANIGA BEEN AAD SHEEGEE INTII AADAN LA SOO AROD FIIRI OO AQRI, Quraanku waa riyadii muxammad ina cabdullahi agoonkii tuuga nimada &beenta naf ka raadshey MARKII KHADIJAH OO BIILI JIRTAY EEY KA DHIMATAY!! KADIBNA DUUR GALNOQDAY OO IN OO UURDOOXATO NOQDO U ALIFTEY DIIN BEEN AH.
kRISTINE
masha Allah great sheikh and speaker, may Allah preserve him Ameen
Muslimah09 2 years ago 5
please post to around the world to see annd understand
ABDIF0 3 years ago 4