Maxaa sababay in ay luuqada Soomaaliyeed muhiim tahay in la barto qorideeda iyo akhriskeeda hadaba suaashaas iyo kuwa kaleba waxaanu waydiinaya qorayaal somaliyeed oo jawaabtoodii u soo bandhigay sababtay ay muhiim u tahay barashada qorida iyo akhriska luuqada Soomaaligu waxaana ka mid ah
Ceegaan, Sooyaan iyo Maxamed Boodhari
Afka Somaaliga waa Afka mid ah ama la siiman Afafka kalee ee aaduunka, Waa luqad lugu fahmajo in aad Somaali tahay, Aniga waxaan aad uga xumahay in ay Somaalida u Badan jiihiin Daba dhilifyo 100/50 , OO ay wadanka afka lagu garto in ay danba ka laheey aad ayaan uga Xumahay, waxaa waxaas ugu horeeyo dumarka ,Dumarkaas oo badankooda u sabab ah dagaalada badan, iyo caruurta ay sii qalad ah wax u tusaan, waan ka xumahay, NABAD.
MsHalling 1 year ago
Nimankan Bugaagtooda halkeen ka heli karaa?
IloveAllahtheGreat 2 years ago
There's a whole lot of Somali writers that are going to break through soon, but they write mainly in English. I think when you solely write in Somali, your lowering your readership, and maybe your profit, because end of the day we all hope that our books will be taken from the shelf.
sohood117 3 years ago
You forget Ibrahim Hawd the rising star of somali writers. The guy writes mature stuff that grown ups can enjoy reading. If you get the chance look for "Anadii Nageeye", Not only is he good writer the guy is also suedo-expert on Somali language.
barde59 3 years ago