Dhuusamareeb
Uploader Comments (daacad25)
All Comments (7)
-
wow viva ahlusuna runtii waxaad tihiin culumada rasmigaa oo ladhihin karo waxey sabab u ahaayeen dadka diinta soo gaarsiiyay siina wada fadinteeda viva ahlisina and dhusamareeb
dhusamareeb its my town and I can,t forget it
-
raggaan ayaa siyaasada caalamka hada kajirta lasocon kara,
sababtoo hadii loo fasaxo, CIYAARTOODA iyo QABRIYADOODA, iyo bunkoodaba
dagaal qaadi maayaan ,waa dad modern ah DAL laqabsaday iyo DAD laxasuuqay iyo ITHIOPIA dal soo gashay waxba kama galin ,
jihaad koodana wuxuu billowdaa marka muslim kale gaalo is hayaan ,
gardheera yaasha surwaalaad gaaban ee asal raaca ah ee aan rabin beesha caalamka iyo sharciyada u yaalla ee aan dooneyn dimquraadiyad iyo sharciga jeneva ,waxaan ku dhihi lahaa
-
my home town i love it << thanks walaal daacad
-
daacad25 mahadsanid runtii waa wax lagu farxo culumada gobalada dhaxe sida
aay ugu raa xeey sanayaan barwaaqada ilaah kheer ha siiyo culumada ahlusuna
waa culumadeenii waxaa soo baxay qoon xun oo la yiraahdo shabaab shayaadin
ilaah ku waas alshar dadka ha ka qabto viva culumada ahlusuna
-
hhahahahahahahhaahhahahahhaahh
ah war tanooo kale reer dhuusa mareeb caadi ma ahan sxb
Adaa mudan bro Dhaadeey1/... insha'aalah wadanka waa noo hagaagi doonaa
daacad25 1 year ago
you're Welcome Jawaa200
daacad25 1 year ago