mowlid1
Uploader Comments (bakeeri)
All Comments (25)
-
waxey ku leeyihiin qawaarijta hadaan diin fahanay waa gii gore tawxiidka maanan fahmin {macnaha gaalo eheen}war diin miinaan fahminee lacag baad fahanteen iyo aduunyo in aad aakhiro ku badalataan, ilaahey ha soo hanuuniyo qofkuu ilaaheey u qoray qof kalena allaha naarna ku fogeeeyo aamiin,
-
somaliboy anigu xadiis ma soo daliishan ayaada qur,aanka ah ee ad sheegatay ayaan sheegay.
muslimiintuna m acaytamaan waad caytantay.
saliga nabiga csw ma.muur baan ku nahay waana ku salineynaa siduu noogu sheegay ayaan ugu salineynaa sidaan anugu doono ugu ma ahee wa siduu nabu muxamed csw na faray.
shirki iyo wax aad akhrisaan ee shirkiga ah ee hadan aadan aqoonta u lahayn iskaga har
-
Wahaabiyo baa layirahdaa Gabdhaha yar yar oo 12 -13 jirka ah intee kufsadaan bey hadana dhagax kudilaan.
-
Bakeeri Akhii yeesan kudaalin qabuura qufatada Diin maahan woxooda waa mabda, ama koorso Sucuudiga iyo qadar ay laga barto oo mareekanka iyo ingiriisna ay soo diyaariyeen
-
Mafadhin karaan
-
Fasaliye sxb xadiiska aad soo dalishatay adigooba kaa soo horjeeda, Galada ayaa nabiga csw wexee kudheheen ilaah aan jecelnahay isagana raaceena, kadib aayad quraan ayaa soo dagtay. Allah quranka wuxuu ku yirir (Kudheh galada nabu muxamadow, Hadaad ilaah jeceshihiin Ani isoo raaca markaa buu ilaah idin jeclanayaaye) Marka adiga quranka racayaa aad ledahay saliga nabiga CSW iyo Amaantisana waa diideesa. oo hadii nabiga saligiisa lasoo qaado waxaad moda in Futada nabar aga yalo.
-
Nika la yirahdo Fasaliye, Sxb waxaada waa fowdo mana ratid inaad wax faaiidid ama lagaa faaido. Ujeedadaadana waa khilaaf raadis iyo Burbur iyo baaba iyo Munaafaqnimo iyo Diin la,aan. Mowlidka Waa ladhiga Nabiga csw waa laguslinaa dikriga ilaah waa labadinaa iyo dhamaan dikriga saalixiinta.
-
diinteena macaan waa kitaabka qur,aanka ah sunnada rasuulka iyo fahankii saxaabada
intaasba laguma hayo mowliidka,
illahay aan ka cabsano diinteena aan barano qufulka suufiyadu umadda ku xirtay aan iska jabino
-
rabigeen wuxuu yidhi ku dheh nabi maxamdow csw ku dheh hadaad illahay jeceshihiin iraaca illaahay wuu idin jeclaanayaa.
waad ku been abuuratay taabiciyiintii ma mowlidiin imaamyadii ma moowliidiin saxabaadii ma mowlidiin .
been abuurka dhaaf illahay ka baq
-
qur,aankeena hal aayad kuma jirto oo dhaheyso mowliida hadaan nabigeenii jcelnahay csw wa inaan raacnaaa sunadiisii näfteenana wa inaan ka jeclaabaa.
illaahay wuxuu hadaad ku dheh nabi maxamdow hadad illahay jceshihiin i raaca illahay wuu idin jeclaanayaa.
Kitaabka mowidka waxaa kuqoran Siirada nabiga csw iyo Salliga nabiga SCW. Qofka nabiga csw jecelna Walahi iyo billahi inoo kitaabka mowlidka wax xun kutilmaameen.
bakeeri 2 years ago
Waxaa Shaki ku jirin in islaamki ku noolaa qarnigii taabicinta iyo taabicutabiciinta ay naga kheer badnaayeen intaas oo dhanna Mowlidka Nanbiga csw wee soo dhigi jireen.
bakeeri 2 years ago
Hade walalow hadii ixtifaalka mowliidka Suubanaheena Csw Imaayadii islaamkoo dhan ayaa isku wada raacsan. Ma adigaa marka saxan oo islaamki oo dhan aa wada khaldan?
bakeeri 2 years ago
war hadii ixtifaalka mowliidka loogu dhawaanayo jacaylkii suubanheni sidaan soo sheegay saxaabadii rasuulka yaa ka jecllaa suubanheenii.
hal xadiis lama hayo oo sheegaya iney mowliiideen hal aayd oo dhahysa ma jirto oo dhahayo isu imaad oo mowliida.
hadey jiraan soo saxaabdu inoogama horeyseen. rc
walaalyaal aan barano diinkeena ma ahan iney jaahilnimo inagu xanbaarto bidcoooyinka ku wooda ugu waa wayn.
danbi la rakana waxaa u wayn xuquudii ale goonida u lahaa oo la siiyo cid kale .
fasaliye 2 years ago
Molidka Nabiga (csw) Imaam yadi islaamka oo dhan wey wada amaaneen wax khilaafna waligeed kama taageen. Khilaafkana woxo bilaowday hadda dhow ilaa iyo 200 oo sano kahor waana la ogyahay waxa bilaabay khilaafkaasi iyo kuba kaloo badan oo lakoobi karin
bakeeri 2 years ago
Teeda kale bal keen aayadda iyo Xaadiithka Diidaayo in Nabiga SCW loo mowliido.
bakeeri 2 years ago