Upload

Loading icon Loading...

This video is unavailable.

Exclusive / Top Secret: The Innocent Victims Of Somalia's Bloody Civil War: "We Need Justice" 1992

Sign in to YouTube

Sign in with your Google Account (YouTube, Google+, Gmail, Orkut, Picasa, or Chrome) to like SomaliArchive's video.

Sign in to YouTube

Sign in with your Google Account (YouTube, Google+, Gmail, Orkut, Picasa, or Chrome) to dislike SomaliArchive's video.

Sign in to YouTube

Sign in with your Google Account (YouTube, Google+, Gmail, Orkut, Picasa, or Chrome) to add SomaliArchive's video to your playlist.

Published on Sep 29, 2012

#SomaliArchive | SUBSCRIBE for Daily High-Definition Videos from Somalia Hosted by http://www.keydmedia.net - Exclusive / Top Secret - Erayga "Xalay Dhalay" waa aray ey Soomaalidu Mudadaan dambe Isticmaasho, waxaana Isticmaalo oo Eraygu kasoo yeeraa Midka Dambiga geestay oo aan dooneyn in lala xisaabtamo. Wuxuu yiraahdaa "War aan Xalay Dhalay ka dhigno oo aan iska iloowno horeynah u socono oo waa wax lasoo dhaafayee".

Markii Eraygaas laga fiiriyo xag Islaamnimo, xag Soomaalinimo, xag Midnimo iyo xagga Saburka waa haboontahay in wixii xumaato la soo maray aan Dib loo fiirin ama aan Dib loo gocan, hase ahaatee waxaa dhacday in Midkii Dambiga galay meshuu Raali galin ka bixin lahaa asagii baa wuxuu yiri "Anigaaba Dambi la iga galay oo Dulmane ah sidaa daraadeed waa in la i Raali galiyaa"

Filimkaan Taarikhiga ah wuxuu xambaarsanyahay Dhaxalkii Dagaaladii Sokeeye, waxaana ka muuqda Dumar, Caruur iyo Rag shalay ku nagaa Dagaankoodi kadibnah laga soo Barakiciyay. Dhmaantood wey faromaranyihiin oo waa Sabool.

Abayaaloow Dadkaas Maantay ma noolyihiin? Inteeseh Maantay ka nool?

Ma Mudantahay in la isweydiiyo oo Raali galin laga bixiyo falkaan?

Dadkaan waxey kasoo Barakaceen: Baay, Baydhabo, Qansaxdheere, Waajid, Habare, Baardheere, Buurhakabo, Kismaayo, Bu'aale, Saakoow & Jilib.

Copyright © 2012 Keydmedia Group. All rights reserved

------------------

Mogadishu, the capital city of Somalia, has for nearly 20 years been a battlefield, a focus for civil war and political, tribal and social conflicts.

http://www.keydmedia.net
http://www.facebook.com/Keydmedia
http://www.youtube.com/Keydmedia
http://www.twitter.com/Keydmedia

Loading icon Loading...

Loading icon Loading...

Loading icon Loading...

Loading icon Loading...

Ratings have been disabled for this video.
Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.

Loading icon Loading...

Advertisement
Loading...
Working...
Sign in to add this to Watch Later

Add to