Heesaha biliqada ah weeye MAGOOL ahn aa iska lahayd meeshan, meelo badanna way ka qaldan yihiin.gabadhan aad ayay u cod macaan tahay laakiin Magool ma gaadhayso dumarkan danbe ee heesana waxaan kula talin lahaa in aanay heesaha magool isku qaadin hadii kale waa lagu qosli. waayo dee Boqorada codka ayay ahayd, alal ha ku naxariistee...
deeqa daacaddi waxaatahay fanaanad aan caaddi aheen oo lataageeri karo sababtoo ah waxaatahay soo jiidasho leh deeqa noolaaw´waligaa deeqa quruxleey coddna ilaaheey wuuku siiyay meelkasto waad kadhantahay deeqa mac mac mac mac mac

Duqsi 1 year ago
get the man from the stage what a freak he is a fool nice one deka but the man is nacas yuck
safi537 2 years ago
deeqa daacaddi waxaatahay fanaanad aan caaddi aheen oo lataageeri karo sababtoo ah waxaatahay soo jiidasho leh deeqa noolaaw´waligaa deeqa quruxleey coddna ilaaheey wuuku siiyay meelkasto waad kadhantahay deeqa mac mac mac mac mac
mohamedcade2 2 years ago
haddii ay dib jiran dugag ma cune halaydayo dumarka wawayn, viva deeqa sxb deeqa waa fananda qaali ah
khadarcd1 2 years ago