Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Inta aan Gaareeyn Gacanteeydu Meel Sarre Nimco Dj. Miguil

Loading...

Sign in or sign up now!
77,445
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 13, 2008

Inta aan Gaareeyn Gacanteeydu Meel Sarre

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (38)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • oooh nimco caadi ma ahan heestan

  • @maxeldjib ciise waa umada u dhaqanka xun somali..cadba isu galay ciisaha bakhtiga ruuga iyo midgaha...

  • codbaa ku dhan nimco jaamac. noolaw huuno

  • queen nimca halka kaga waade heeskaan mowduca khadra mahiin eeh niinkaleh oo wasir aha iyey kuu socotey waa hore uu cisse labo aha iyey qadey eeh meel waliba dhag rer uu dhaxda kaa arkaa cisse dumar mashegto kanaa maa dabatago kuu faana iyada moyee awaya raagi isaaq maa khadra iyay tariq iyo abo nii ah

  • lol war islaanti nimco ee fanaanada wayn ahayd ee hesaheda jacaylka ahaa la dhagaysan jiray sootan kusoo noqotay inay islaanti IOG u heesto...yaaqey nimco heeso jacayla noo qaad sidan waa ku waalane

  • kix kix kix kix kix nimco jamac waxa ku jawabtay IKRAN CARAALE heeskii KHADRA kix kix kix kkix kix

  • @calakasomalia walaal walaahi funny bad tahay, islanta maxad u ceebeynasa iska daa walaal fadlan.dambiga iska ilaali...inta waa iga talo

  • kkkk ar duqdaan mp3 ay ku fiicney in laha dhegeysto .. ama cajalaha kasetka ah.. wuxu weynaa kkk sey iska dhigto arag xuuuux dheel ayba rabtaa sida gabar yer.. lol ar eedo ayeeyo waqtigaan yer ee kuu harey iska duceyso oo towbad keen xiligaan la joogey dacwada ayaa weliba aad heeseysaa oo madaxaada qaawan yahay ..

  • kkkk ar duqdaan mp3 ay ku fiicney in laha dhegeysto .. ama cajalaha kasetka ah.. wuxu weynaa kkk sey iska dhigto arag xuuuux dheel ayba rabtaa sida gabar yer.. lol

  • Waaaaaaaaaaaaaaaw ;top maskax badan ayaa logu nicmeyay Walaal cod macan sidas ku wad.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more