Garoonka Buuhoodle Oo Gabogabo Ku Dhaw

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
8,811
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 27, 2010

Nala Daawo Meeshuu Marayo Dhismaha Garoonka Buuhoodle

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waxani garoon ma ahee inaga daaya yaa dhisi doona garoonkani ileen weynu kala jabanahee tii horoon adhudhinay meeday

  • iinshalaha ilahay hadayo reer ssc guud ahan iyo gar ahanba buuhoodle dad waxa dagan wadaniyad iyo hadaf leh waxa daganm dad jecl midnimada gobonimada sharafta iyo darisnimadaba waxa dagan dad tariikh maguurto ah leh oo isku duuban waxan hawada idin marayanaya salan dhaman hawlawadenada gagida diyaradaha waxan leeyahay dhaman ssc guul waxan leeyahay madaxdiina mamulkiina iyo dhamantiinba barwaqo ,isaaq xishoonwa hadhcad hala fuulo. midnimo wada jira darawishay guuuuu

  • @abdirisaqful It is a start and it is ours. One shovel at a time. Insha Allah, waanu dhisi Buuhoodle iyo soomaalia oo dhan. Worry about your home not ours.

    Wax ku caaya ayaa doonay saa, hase ahaatee reer Buuhoodle hadaanu nahay wax macayno, you will get it somewhere else.

  • @buurxanan1 maxaad ula jeedaa SSB? walal malaha dankalad leedahee waa SSC waana sool, sanaag iyo cayn macnaheda kalana waa soomaalinimo sinaan iyo cadaalad ku nuurso indhaha alla guul hagaarsiiyo wayba gaareen maanta somaliland=siilland iyo puntland=bintilanba ka ooyeen markay muqdisho aadeen wa alshabaab lagu ye ssc kkkkk cabaadka ka dhamaaday dadkaan haday sida u jilicsan yihin may ssc faraha ka qadan guul ssc (alaylahe helee eeboow mahadaa amiin)

  • Suuf iyo alool laysku daray siigo celin waaye war ma dhooqadan la walaaqay ayay diyaaradi fadhiosanaysaa"

  • Man, i'm laughing hard, iIlove ppl of Soul and Hawd (even burco area) cuz they are (dad naf ku jirto had iyo jeer = Real Somalis) LOL.

    Ciidu ayey u castahey, ciidan waxey u dhowdahey ciida galguduud, markaa laga yaabe in macdan fiican uu dhulkyedu leedahey.

  • omg wali ciidi way castahay buhoodle

  • Allaha idinku barakeeyo hawshan fiican aad u qabateen dadkiina iyo degaankiina

    Amiiin

  • waxaan maqlay waxay shaqada garoonku ku socotaa dhiiri gelinta qurba joogta keliya hadday sidaas tahay waxba ma dhamaanayaan ama ma qabsoomayaan, waa in qofkasta oo ku nool Buuhoodle wax huraa macnahii nafta ama maalka tusaale usbuuciiba waa in la helaa 500 oo qof oo midkiiba bixiyo $1 ogow bishii waa 4 usbuu waxay dhashaa bishii $2000 dhaqaale weyn weeye cidina ma dareemayso culays hawshuna waa qabsoomaysaa xaaladuna waa isku tasho

  • Reer buuhoodle dantooda way u kaceen waxayna mudan yihiin ku dayasho. Illaah haydinku garab galo hawsha aad billowdeen hana noqoto mid dadkiina waxtar muuqda kusoo kordhisa. Aamiin.

    I like how some of the young guys swing there spades.

    "buuhoolde style"

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more