Qab + iil = Qabiil by RAAGE YAMYAM
Top Comments
All Comments (16)
-
Yamyam Allaha unaxariisto wiilkisana oo qaliga ahna mahad sanid maadama anigo aan dhalan farintas xilikeeda lakin manta aya ino so gaarsisay waxana mudan inaan isku tayo inaan xafidaba
-
.cirbatii cadawga cudur inolaga dhigay qabiil laga cabsato iyo waxii ceeb ahaa ba cabuuq weeyn ku rebey cidi wacneet iyo calankii dultagnaa ayaan cawa jirin casi ku noqonay..
-
marag ilaahay waxaan ka ahay in Yam Yam uusan gablamin
raage meeshaas ka wad sxb wadadii Abwaan Yam Yam ne qaad oo haka leexan
-
Qabiil is Arabic word.
-
wow, at i agree defintion of the Gab+iil and poem. it is well done, though i wonder if you are somali poetry and you are the onwer, or CURIYEHA of the poetry, why did you remember and memorize and instead reading from letters? I am think, you should be tested if these words are yours, because somali used to test if the man is capable of reading poem, asking him to to star and read a new poem in which they gave topic. Therefore, this raises great concern if you helped or spend mths writing it.
-
Maasha Allah
-
Boqolaal sanno ayaaynu haaysanay diinta Islaamka waxaay ka qabatayna majirto yasitaanka dad-gaar ah, iyo is muunadaaynta kuwa is-faaniya (een hadana waxba ahaayn). Taasi waxaay cadaaynaysaa inaanay diintu ahaayn wax ka badan sawir khaayaameed dadka lagu siro, loona isticmaalo hadba cidii taagyar. Dhaqankeenuna waakan dunida ugu xun, maskaxda ayaa ina madoow, waxkastoo aaynu aragnona wax kuma qaadano, wax cusubi inooma kordhaan, waligeena waxaaynu dib uga socon halkaaynu maanta joogno.
-
yh raage keep going aabahaa meeshi oo maray in aad marto isku day sxb alaha u naxaristo cabduqaadir xirsi yam yam ....
-
Qabiyaalado waaa cudur cadawga nafteni cawaqiib xumada maday caruur iyo ciroole ba cagta mariyay ceereeyay umadi, qabil laka cabsado iyo waxii ceeb ahaa baa cabuq ween ku reebo alloow dawlaad caadil ah nasii aan wada caweeynee farxad ku wada ciyaarnee
Wow, this is so true and so original. This is a brilliant young man with a wise visionary. We need more of these men to turn Somalia's dark and ugly qab-iil history around. Thanks for sharing this.
proudSomalisis 4 years ago 6
this should be sent to all Somali's wherever they may be.
lwyscsnow 2 years ago 2