Loading...
Uploaded by hafsa1970hassan on Dec 28, 2008
MALCAAMADAHAN WAXAA DHIGTA CARUURTA DANYARTA AH IYO CARUURTA DADKA LA TAKOORO EE KU NOOL CAASIMADA SOMALILAND EE HARGAYSA.CARUURTAN WAX LACAGA LAGAMA QAADO!
Education
Standard YouTube License
Walaal Jazakumu Allah Kheir Dadaal ka Wadaan.
Walaal waxaan aad ooga giironaya anba ka dam ganaya Title filmkaaga siiba erayga "DADKALA TAKOORO". Waan ka naxa kana xumaada.
Hadii xagiigada la eego na, waa arin jirta oo indhaha laga gabsan karin. Waa Nasiib daaro weeyn oo na haysata. Daliisha ugu weeyn waxa leh Dowladeena oo Masuul ka ah shacab keega.
Walalyaal waxa indinka codsanaya caruurtan so koraysa ka ilaliya in ee yihiin dad la takooro. They are the FUTURE and the next LEADERS.
harguees 3 years ago
Qurba jooga aan wali bixin sakadoow ka duceysta madarasadan, intii awoodaada ah please caawi.
somaliland2dalkeyga 3 years ago
Load more suggestions