Loading...
Uploaded by Tixraac on May 18, 2009
Waa Ciyaar Dhaqameed. Waa Heelo Balweed. oo waxa loo tirinayaa qaabkii Balwada Iyo Qaraamka loo tirin jirey. Rag iyo Dumar ruuga isu aastay oo fadhiya iyo laba ka kor ciyaaraya.Bahda Tixraac
Comedy
Standard YouTube License
heeladan way kufsadeen kuwani lakiin waa heelo jirta oo loo yaqaano daf waxay ka caantahay dhulka harawo ilaa iyo banka sida cagaarwayne qotonka boodhlay abeeso maal hulka sodoma hulka gaawa goljini lafaciise xerogeel jabsa jaare shabeele ilaala dheere libaax fuul waa heelo caana aniguna waan ciyaari jiray markaan caroosyada u gudo by cagaarwayne king
awdalification1 8 months ago
halkaan wax dhaqan ah kama muuqdaan aan ka aheyn dumar dhulka fadhiya oo sacabka tumaya iyo labo nin oo iyagana sacabka tumaya ciyaar dhaqmeedka somaalida yaan meel looga dhicin.
TheWaiting22 1 year ago
Walaahi waxaan soo xasuustay dhaqankii rasmiga ahaa ee soomaaliya. waxaa jeclaan lahaa inaad soo galisaan heesaha dhaqanka oo badan.
This is one of the traditional dances that somalis in the western regions play.
I likeit very much. thanks TIXRAAC
mhdinero 2 years ago
Load more suggestions