Dacwa Salafiyyah Part1 Somali
Top Comments
All Comments (12)
-
alhamdullillah, ilay subxaanahu watacaalaa soomaalida oooooooooooooooooooooooo dham, hakadhigo, ameen.iyo muslimeen ta oo dham.ameen.
-
jazakallahu khayran yaa shaykhanaa. ayyadakallahu bi ruuxil qudus watakhalassa min ahlil bidaci wal khawaarij. aamiin
-
masha allah. jazakallahu khayaral jazaa shaykhanaa albarbaraawi..allah ha ku xifdiyo xizbiyada iyo ahlu bidacana ha jabiyo .
-
allahu yacizaka walaalkay sheekh cabdullahi wallahi walalaha waxaan kula talinaa inay silsiladan wada dhagaystaan gaar ahaan ninkii shaki uga jiro in loo abtirsan karo salafkeeni suubanaa ino in aysan kalimada salafiy magac yada xizbiyada ocusub kamid ahayn.salafiyiin hadaannahay nama kulmiso illaa kitaabka ilahay iyo sunada nabiga oo waliba laracinayo fahamkii salafkeni sharafta badnaa 3daxdii qarni ee ugu horeysay ummaddan oo saxaabaduugu horeyeen. sharafna iyada nogu filan waa islamka xaqah
-
Kuwa iska dhigaya in cilmi leeyihiin waxaan idin oranayaa ordaha wax soo barta inta aadan wax ka sheegin culumada. Wadaada yar-yaroow badanaa maanta. Ilaahey ha badbaadiyo inta xaqqa dooneysa, kuwa kalena ha soo hanuuniyo. Sidee ayaad ugu yeeri kartaa qof muslim ah Gaal? Yaa kuu fasaxey in aad dadka gaaleysiiso? Mise Ilaahey ayaad idin ka haysataa oo uu ku faray in aad ka shaqeyso arrintaa? War lafihiina dhowrta ee Muslimiinta iska daaya. Wa Salaama Calaykum
-
jazakallahu qeer sheikow
lakinse khilafka muslimka haa ku raxaysaan
ee uducee ya allaha ,yaa rabi islamka midey
dheh.dheh. dheh, amin
-
Jazakallah
-
ilaahay ha idin soo hadeeyo, murjico(jiljileec).
waa nimanka yidhi hooyadaa iyo walaashaa iyo ragii muslimka ahaa oo gaalo gufsanayso, maalkii iyo sharftii muslimaka la burburinayo, lalama dagaalamikaro gaalo. ka la dagaalamaana waa khawarij argagixiso ah.
nimayow cadaysata? ma gaalaa tihiin mise muslim. maxaa taghootka iyo culma'u suu sacuudiga u adeecdaan, halkaa ilahay rasuulka iyo salafka u adeeci waydeen?
-
alla kuwaan waa gaalo
Asalamu Calaykum
Masha Allah waa Muxaadaro loo baahanyahay
baaraka allahu fiikum
aabdi1 3 years ago 3
please put up part two walaalo, jazaak Allaahu khayran
muxammad 2 years ago 2