BURCO 1988
Top Comments
All Comments (26)
-
Long live Somalia no Somaliland Somalis WAKE UP!!!!!!!!!!
-
that is all you now how to say
-
TERRORITS IDOOOORS,,,,UFFFFFF
-
madiinatul axraar sheekh bashiiir lahayd faarax omaar mohamed ali lahayd lixle lahayd sumuni lahayd xasan keyd lahayd iyo qaar kaloo badan
-
long live somaliland for ever
-
Maalintaa waxaan joogay Xamar oo idaacadaan si kedisa uga maqlay warka lakin mudo kadib waxaa ii suurto gashay inaan ka mid noqdo Gurmadkii u baxay sidii dalka iyo dadka cadawga ku soo duulay looga badbaadin lahaa , waxaa kaloo la ila bedelay AABAHAY oo Asna ka qaybqaatay hawlgalkaa sharaf ilaalinta ahaa waxaa ku dhintay oo aan soo noqon Walalkay SHAHIID YUSUF oo asagoo diintisa iyo dalkisa Difaacaya Geeriyooday sharafna ku tagay . taan ka dagaalanay maanta ayay haysata SOMALI oo xabash u taliya
-
awesome
-
kkkk xadkeedalay way xoreeyeen dalki somaliya waxayna ka xoreeyeen kacaanki duliga ahaa lakiin snm waxay asaastay somaliland halka ssdfna ay asastay puntland balse ururki hawiye ee la odhan jiray usc waxay ku guul daraysteen inay ka badbadiyaan shacabkooda hawiye darxumo iyo baaba waanan ka xumahay waxaa maanta haysta walaldaydaa somaliyeed ee dagan mugdisha
so sorry walaalayaal alle haydin caawiyo ,silanyo iyo cabdilahi xaaji thanks
alayacisakum ilaahow u naxariiso intii dhimatay mujaahidiinta somaliland gacantooda ku soo ceshaday
Viva SMN Viva Somaliland ,,,,Down faqash and all somaliweyn
bogaad09 2 years ago 4
Viva Burco and Viva May 27, 1988.
Somaliland for ever.
Madadaal 2 years ago 4