Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

IGU LABA AHAW--UBAX FAHMO

Loading...

Sign in or sign up now!
138,384
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 11, 2008

luulka caashaqaagiyo
awgaa ladaafyada
hurdo kama ladaayoo
aftaa waayo oontoo
hadba lama lagdoodaa

sida laamahoo kale
oo laydhi haysoo
ii lulaa galkacalkuye
inaan laaco meelkale
laabtaydu diidee
Igu laba ahaw

Markaan yara ladnaadaba
ladhbaa igu kacaayoo
laqayadan jacaylkaa
aniga i lumiyoo
awgaa la liitaa

sida laydh cadceedeed
quruxdaadu ladanow
igu beertay lahashee
inan laaco meel kale
laabtaydu diidaye
igu labo ahaw

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 4 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (macaane007)

  • Macaane double 07 Thanak U bro. Ubax fahmo Somaliland nr 1 female artist

  • welcome bro

  • Ubah Fahmo talented as always.... tnx 4 sharing macaane007 mate!!!

  • welcome bruv

see all

All Comments (71)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Manshaa alaah waxaa iga suaal ah Dumarka samaroon miyay ka Qurux badan yihiin dumarka kale somaliyeeed?ubax manshaa alaah huuno long Life we love u

  • @qalaaye20 waaryee ha ka waalin inanta way ku quruxbadantahay diracee.

  • waan jeclahey si u band taas

  • waan kahelay heeskan thnks ubah daahir fahmo

  • jeceliyaa ubaxeey

  • jeceliyaa ubax quruxbadaaaaana

  • Ubax diraca ha ku heesi foolxumo waaye surwaan dhajisa xidho

  • naag walbo sida ubax jecelkaad u ilimeey

  • UBAYEEYYY AFKAADA MALAAB SIINI OO MACAAN BADAAN LAGU SIIYO ABAAYO BAWAAQO KU NOOLAAW IYO NOOLO NABAAD IYO WADAAN HORUUMAR GAARO

View all Comments »
Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more