Waryaa Ilaah yaqaan oo muslina, walee soomalaan si kastooy u been badan tahay been ku maahmaahin, Yep Fiqi Tolkii Kama Jana Tago...yaa war wuxu damiir xumaa oo dadnimo xumaa oo diin noocma ah bay haystaa war kitaabkii Quraanka ahaa iyo Sunadii Rasuulka (scw) ee ay nimankina u nasab sheeganayaan ee mid waliba ku ugaadhsanayo ma waxbaa laga badalay ma waxaan horay loo ogeen bay soo haleen mise Kutub kaleey wataanoo Ilaahay iyo Rasuulkiisii ayay ku been abuurteen Aloow adaa caadile fashil oo tirtir
caqli xumadi reer ugas sharmake bu kenay meshan bal waa maxay jifadeena yala dilen mesha ma nin jecleysi ba yaley mise dagal waba nin walan ninku waxan oo ran laha.Bare qoje isaga halaga bilabo dilka
wara kan idaacada wareegato waayo mahan codka o sax eh
TheMo114 3 months ago
Waryaa Ilaah yaqaan oo muslina, walee soomalaan si kastooy u been badan tahay been ku maahmaahin, Yep Fiqi Tolkii Kama Jana Tago...yaa war wuxu damiir xumaa oo dadnimo xumaa oo diin noocma ah bay haystaa war kitaabkii Quraanka ahaa iyo Sunadii Rasuulka (scw) ee ay nimankina u nasab sheeganayaan ee mid waliba ku ugaadhsanayo ma waxbaa laga badalay ma waxaan horay loo ogeen bay soo haleen mise Kutub kaleey wataanoo Ilaahay iyo Rasuulkiisii ayay ku been abuurteen Aloow adaa caadile fashil oo tirtir
Garaadkayga 5 months ago
ilaah wuu fashiliyaa moryaanta bal eeg ninkaa muuqaalkiisa iyo waxa uu sheeganaayo oo diinta ah iyo waxa uurkisa kabuuxa qabyaalad ah .xitaa dan kale kamahel in ladilo dadka kale waxaa un udaran wax cidiisa ah in ladilo amaba wax la yeeleeyo dufku baxay ceeb kadaranna waan ka sugaynaa
MrDirharo 7 months ago
caqli xumadi reer ugas sharmake bu kenay meshan bal waa maxay jifadeena yala dilen mesha ma nin jecleysi ba yaley mise dagal waba nin walan ninku waxan oo ran laha.Bare qoje isaga halaga bilabo dilka
QaliQurux 11 months ago
waa umad masiibo ku habsatay , walaaahi ..................i dont blame them!
MrTahadar 1 year ago
waxay ka turjumayaan heerka diineed ee ururada islaamka sheegto ee ka jiro dalkeenna,
somali
reycadeali 1 year ago
waxaas baa diin udagalamaya mooryaan. ilahayaw dadka qabo qowleysatayashan.
sareyeguud 1 year ago
waa game cat and mous ah dadkan oo kale baa umada jahwareeriyay
sareyeguud 1 year ago
war ninkaas saas umaba qabine waaba nin culus walaahi fiqi tolkii kama janatago ayaa horay looyiri barre howsha wad midkaan kale oo suufigaa asagaa ka culus walaahi
bahdil 1 year ago
Garyare ninka inaa disho miyaa rabtaa?
RichardGate 1 year ago