Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Beesha Hawiye oo taageertay Awdal State -Waagacusub Tv

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
4,287
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 16, 2012

http://waagacusub.com - Hogaamiyeyaasha dhaqanka iyo siyaasadda beelweynta Hawiye ayaa si buuxda u taageeray Maamul goboleedka Awdal State kadib markii ay Muqdisho qado sharaf ugu sameeyeen Madaxweynaha Awdal State Dr Rashid Aw Nur iyo Wasiirkiisa Arrimaha dibadda Korneyl Hassan Riiraash.
Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabadda Abdullahi Sheekh Xasan oo ka hadlay xaflada qada sharafta ayaa si diiran u taageeray Awdal State,wuxuuna sheegay in la gaaray xilligii si wadajira loo badbaadin lahaa Qaranimadda Somalia.

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • all Somali clans are brothers and sisters, we are a small race compared to other African nations so please lets not fight and finish each other but instead lets work together for better Somalia. Let us be the strongest nation of Africa in politics and economy like we were in history. We should learn from our proud commerce history..

  • hawiye samaroon isaaq and rahaweyn are all brothers but dooro are laangab need to deal with for the sake of somali ppl

  • hawiye af ur

  • @mizzborama

    nayaa indhabiijo maxaad u caaayin isaaq ma qoladan faqashta ayaa guska kuu bidiya

  • Gadabuursi iyo Hawiye waa walaalo.

  • do you actually know that hawiye and isaaq are brother they are iriir samaale google the word iriir samaale then you will find out what i am talking about viva iriir samaale the warriors of east africa isaaq rules hargeisa hawiye rules muqdisho i have nothing but love for my hawiye brother

    its just that we can not share a country with faqash

  • to the one below me hadalka yaree beshad kaa hadlaysa haday idoorta yihin dadkasi waa traitors miijin qaada oo etoobiya laga keeno ayay qarankii somalia siisteen marhore ma kula tahay inaay beri ku celin donin. no more idoor traitors

  • Qeynta maqan ee weli Somalinad ku dhagan waa in tixgalinta koowaad la siiyaa si umada dhamaanteed u heshiiso,mida kale waan og.nahay in beel kaliya lagu xanto go'itaanka in ey rabto laakiin beelaha dagan waqooyi oo dhan ayaa shirkii Boorama isku raacay sidaas darteed beesha ugu badan waqooyi waa in la siiyaa tixgalinta ey mudan tahay si loo gaaro cadaalad nabad iyo sinaan.

  • mashaa alaaah dacadii somaliyeed weyan labadan rer viva samaron viva hawiye viva dadka wanaagsan viva dahir calasow viva somalia

  • Hawiye and Dir long live the unity of Somalia

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more