Sheeko xariir 3 dibi iyo libaax
Uploader Comments (tijaaabo)
All Comments (14)
-
somaliyeeeey ku quus qata shekada waxee la mit tahay shalay somaliland aa go'day maanta neh puntland aa go'eeyso itoobiyaan ayaa hal hal inuu cunaayo maxa noqonay sidii dibiyadii oo kale marka caqli isku yeelay ka figira maslaxadiina somaliyeeeey viva somaliweeyn hanolato
-
ilaahow alshabaab iyo ashahaada la dirir ayaanu kaa magan galnay.
-
hal hal iyo gos gosi oyin aya udambeeyso.
-
waa runta isku jir aya wax luku qebsada, hal hal ma fiicno, sheka cajib waye.
-
sheekada caadi ma ahan yaaqe A/Rashiid Keep it up Bro!!!!
-
abdifata sxb edeb yeelo sheekada fahan ama iska daa baqtiyahow
-
am 20 years old nd love this story:D hehe the man keeps sayin "hadaba carurey:s" hehe
-
dibiga gaduudan wa somaliland futureka la cuniy dhuno kkkkkkkkkkkk somaliye fahama sheekada masha usocuto kkkkkkkk hadaye kala hal hal la inla baxaya libaxana wa xabshi
-
waa sheeko cajiib oo axmbaarsan miidan aan la fahmeyn ninkii caqli leh mooyeee
-
Waa Sheeko wanaagsan oo xambaarsan fariin qoto dheer oo u baahan in dhug loo yeesho oo la qaato waxa ay ina farayso isla mar ahaantaasina laga digtoonaaddo waxa ay inooga diggeyso. Saaaxiibayaal aad baa u mahadsan tihiin sida aad inoogu soo gudbiseen Sheekadan qiimaha badan.
Waad mahadsan tihiin dhamaan umamadda soomaaliyeed ee daawatay sheekadan, intaa kadib sheekadan waxaa ula jeedaa sida soomaalida uu cadowga ukala qeybinayo islamarkaana midba gees inta uu ula baxo danaha uu doono uu ka fushanayo, hadaba libaaxa waa codowga , 3 dibina waa soomaalida.
waxaan ilaahay ka baryeena in uu quluubteena isku soo duwo AAAMIIN
tijaaabo 3 years ago