Isbitaalka Jamaame oo taqriiban 20 Mayl dhinaca waqooyi ka xigta magaalada weyn ee Kismaayo, waxaa la furay sanadkii 2007. Goobtan MSF waxay ku bixisaa nafaqayn,daryeelka dalmada, caafimaadka guud, daryeelka deg-degga ah.Haviyee Roldan oo ah Kal-kaaliye caafimaad ayaa ka soo shaqeeyay Jamame toddoba bilood sanadkan gudahiis asagoo ahaa isu-duwaha goobta.
Asaga oo adeegsanayo Sawira iyo waraysiya Roldan uu la yeeshay shaqaalaha caafimaad ee Soomaaliyeed ayuu u yeelay/u huwiyay waji amba dareen bini'aadminimo xaalada Soomaaliya.
English version available here:
http://www.youtube.com/watch?v=IFmQCxeVw70
Link to this comment:
All Comments (0)