Kala hadalka Shariif 2008
Uploader Comments (Ayanle86)
All Comments (22)
-
walaahi waa cajiib mesha wadadnimo ma taalo shacabow maqla shariif shalay iyo shariif manta waa kala duwan yihiin dadkan imaankooda waa kursigaas iyo mar uun madaxweyne i dhaha ninkii shalay lahaa ethopia ma rabno oo manta ethipianka daba ordaya walaahi wa acajiiiiib siyaada waa wejiyo badan tahay
-
Ilaahow Quluubteena ha gedin shariif biijoole Quluubtiisa ilaahay gediyay shalay waxa ku hadlayay iyo maanta waa wax aad iyo aad ukala duwan taas waxa cadaynaysaa inuu MUNAAFAQ AHAA! Biijoole AMISOM isku aaminay inuu hoosta kaga jiro! ilaahayna nimanka AMISOM wato ku salidi doonaa hadana waa bahdilan yahay miskiinka afka iska soo daweey dheh lol
-
Shiekh shariif ( Allaha Dhowro) Waa Hogaamiyo Geed Gaaban iyo Mid dheerba u fuulay in u badbaadiyo shacabka baabayo iyo dalkaan bur buray marka kuwa propogand wada wax kalo ad ku ceebysan mad wayseen Meel nag fadhiista dalkiba nag gubteena .....Sheikh shariif wa Hogamiya Macquula Lixdi bilood ee maxkamdahan asaa Amiirki Maxkamdha ahaa Marka nabad uusan keenin manici lahayn,,,
-
sheekh maahan shariifneh maahan ee waa tuuk munaafiq eh oo dadka diin ku soo galay oo maslaxad shaqsii wato oo beenloo eh, war shalay itoobiya iyo dabalifyadood dagaal ku qaaday hadaneh itoobiya ayuu ciidaam ka baryaa sidee dadka iyo dulka iyo diinta in ee haleeyaan oo dadka xasuuqaan sidoo kursikiisa si raaxo leh ku fadhiyo ilaahay ha naga qabto
-
guul madaxweynaha shariif.
war dadkaan maxaa ku dhacay oo garkiisa laga rabaa,waa wadaad daacad ah.
-
Shariif=Madaxweyne. Saxaafadda xorta ah oo la caburiyo ayaa hawshooda ka bilaabatay. Waa hadalkii gacanyare Ibbi=prof isku sheeg. Sheekha hadalkiisu waa is-khilaafayaa marka bal muddo ha la siiyo. Charterka ama kitaabta-charterka ama kitaabka-culimada ama caalamka- Sheekhu wuxuu ahaa aftahan, waxaana lagu soo cimaamaday Djibouti sidii C/qasim oo aftahan ahaa intii aan la cimaamadin. Waa tii waxsan laga waayey armuu sheekhuna hadalka gafaa? Eeboow kursigaasi kulleyl badanaa- anigu waan nacay.
-
heeSTa iyo Sawirada wax is qaadan karo ma,ahan. Shiekh shariif waa Shaqsi naga mudan taageero iyo Xushamad, hadii aan nahay dhalinyaradeena somaliyeed.
- Loading comment...
heestaan iyo Shariifka kala saar fadlan sxb ayaanle waa iga Codsi. Hadii aad awoodidna ka saar vidiogaan Youtubeka
smartxariif 3 years ago
smartxariif, sababtu maxey tahay?
Ayanle86 in reply to smartxariif (Show the comment) 3 years ago
Vidoe-gan waxaan soo gelinay 2008waxba kumeynaan darin, waa hadaladii Sheekh Sharif afkiisa uu ka yiri. Baarlamaan Soomaaliyeed oo qaarkood Jibouti ay kaga mid noqdeen kii hore ee Baydhabo fadhin jiray ayaa Madaxweyne u doortay. Soomaalina waxey u baahi qabtaan nabad iyo xasilooni, sheekhu hawshaas culus ee uu dusha u ritay waa looga fadhiyaa. Figradiinna si wacan oon aflagaaddo ku jiran bil fadlikum u dhiibta. Inta aadan ku degdegin dhaleeceyn ama amaan hadalkiisa si wacan u dhageysta.
Ayanle86 3 years ago