Cabdiraxmaan Cali Xirsi maahaa heesaa, macalin cuud iyo qoraa oo keliyahe waliba waa laxamiistaha ugu weyn ee fankay Jabuuti. Waxaan la kulmay Disembar 2007dii isagoo indhiihiisu soo naaqusmayaan. Taasi oo waxba yeelin niyaddiisa iyo iimaankiisa midna.
Abdourahman Ali Hersi est, en plus d'être chanteur, auteur et musicien, le plus grand compositeur de la chanson djiboutienne. Je l'ai rencontré en dec 2007 à Djibouti. Il commençait à perdre la vue... Malgré cela, il n'a rien perdu de sa grandeur.
Abdourhaman Ali Hersi is not only a singer, a writer and talented luth guitar player but he is the greatest composer in Djibouti. I met him in December 2007 loosing his sight but not his greatness, his foresight...
Thanks sis Zeinab Abdi and bros Abdillahi Omar, Ali Abdi, Osman Omar and Houssein Liban for your feast and for making possible this meeting.
@colonelGeelle fanaan ka kale ee hees tan ku luqeeya wa cabdi jarmel sxb
lol12344177 5 days ago
Colonel Geele fanaanka kale wuxuu Ahn Maxamed Mooge Liibaan
Boodadheere 10 months ago
Akhyaareey aan idin saxee heestan waxaa la yiraahdaa Axadii waxay leedahay taariikh khatara calaashaan dhacdo yaableh waxaana sameeyey Haadraawi sidaad usheegteen laakiin waxaa qaaday 3 Fanaan Axmed Cawad Rabsho, Xasan Aadan Samatar iyo Fanaan kale oo aanan magaciisii xasuusnayn sorry
colonelGeelle 1 year ago
brother heestaan waxaa lahaa axmed cawad rabsha(ahn)waana mirihii xadraawi
jooaay 2 years ago
meshaad itiri waan imanayaa waxaa lahaa xasan aadan samatar
abdullahi1988 2 years ago