Barnaamijkaan wuxuu ka baxay TV-ga Al-jazeera. Sida idinkaga muuqata shaashda dadkaan la gumaadayo waa walaalhiina Soomaaliyeed.Dhibaatada Haysata Walaaha Soomaali Galbeed kuma koobna intan ee way ka baaxadweyntahay, si kastaba ahaatee; dadkan alle kadib ayaga isku tiirsan, adinkuna way idin baahanyihiin.
Thanks to Al-jazeera.
araba are bastard, there no oagden suffering in this way
MrGuugaalre 8 months ago
Ogaadeeniya waxaa haadka siicunay markii caqlilaawayaasha soomaaliya ay iscuneen eese laguma dhicin insidaa loogalo waana iska xaal aduun hadiiba cududii ay ku tiigsanaayeen iyaguba haadkii cunay qgaadeeniya iyagana isku dhiibay allllllllllllw adaa ween runti waa wax laga ciiloodo
shongolo1 9 months ago
WE WILL NEVER REST UNTIL THE VERY END BECAUSE WE ARE THE LIONS OF EAST AFRICA WE WILL CONTINUE TILL WE DIE AND ACHEIVE OUR GOAL ETHIOPIA AND KENYA WILL PAY FOR THE LAND THAT THEY TOOK FROM THE SOMALIS JUST WATCH THE WARYA ARMY IS COMING
dircyusuf1977 1 year ago
why some people spend lots of mony for animals specialy white people they spend lot for dogs
ahuren 2 years ago
aaaaaaaaaaaaaaaaamin ilahow u gargar somalida ilahow ducooyinka u aqbal ilahow somali quwada oo calamka lagu xisabtamo mar igu sin aaaaaaaaaaaaaaaaaaamin
xamse1 2 years ago
la xowla walaa quwaa....inaa lilaah wa inaaleyka raajacuun!....walaahi ilin aa iga soo da'dey caruurtaas arkey, ala indho xumo badanaa aduunkaan.
Rabiyoow raxmaanoow raxiimoow, silaca ey dadkeyga ku jiraan ka saar, rabiyoow mugdiga aan ku jirno naga saar, xabashidii sidaan u gashey dadkeyga xaqooda ugu qaad....eeboow noo naxariiso aduun iyo aakhiroba.
Deniece1 2 years ago
INALILAAHI WA INAA ILAHEY RAAJICUUN, ALLA ILAAHAYOW NABAD OO WANAGSAN ILAAHAYOW USAHAL SOMALIA. ........ ALLAHU AKBAR.
MAY ALLAH help all the muslims. May ALLAH help the mu'mins and mu'minat.
May ALLAH gant them a peaceful country and prosperity life. May Allah s,w,t make Somali Peace. Ameeeeeeeen*10000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000+
Allahu akbar.
As-salaamu aleykum.
osmanyare 3 years ago