Qoyskan ayaa kala kulmay cunsirinimo xun tuulo yar oo aay degen yihiin 25 KM u jirta magaalada Odense ee dalka Denmark. Qisadan qoyska reer Cabdi Hiraad waa mid la mida dhibaatooyinka soomalida ka haysta qurbaha. Waxaana SOMTV fursad u heshay in aay qoyskan ku booqato gurigoodi lagu soo weeraray.
SOMTV, ka Daawo Dalkaaga & Dadkiisa
All Comments