ETNtv bosaso
Uploader Comments (inacarabxassan)
Top Comments
-
waaaw loook at that puntland waxaa xataa laguu sheega weatherka manta inta uu marayo bosaso galko garowe lascaano snaag sool kkkkk somaliyeey ku qusqaata horumarkeena waa idinka islaynaayee masha alaah god bless puntland
-
i'm sure who Ever thinks Somali Grils cant do such these Jobs (Sports and So on), is Backward minded, if not why dont u look what is going on Arab Channels in Middle Eas or Else Where, ETNtv is great, thanx Inacarabxassan 4 ur Posting this Vid and the rest of ETNtv Staff.. plz bro post more collection Vidz such as this one, ViVa Inta Horumarka Jacel.
All Comments (42)
-
Crazy....Weriya Maxamed Axmed Ilkacase waa gabadha sport-ga akhrinayso? check at 11:10
-
Ma cilad Farsama :D Gabar aaba kuso Boodey Mahadsanid Kulaha Lol
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ar tolmanow sxb maxaa ku healy kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk sxb waa maxay camerada kuu fasaxan sxb
-
I have to say I am very proud of the productivity of our somali people in Bosaaso and so on. It would be better if we all think positive and support each other. Im a girl and I a proud of this sisters hormar maraya. please dont post negativity keep it in your small brains.....
-
kkkkkkkkk
reer abtigee ina wax kasheego aarabta miya langaab
ninyahoo ninkaas ma aqaano lakiin reer diini aan isku nahney
-
@gadafiii sxb walahi wa nasib badantahay hadeyba mj rer abti ku yihin kkkkk lakin sxbow khadafi waxa u aqaana koo aan sxb ahaan jirney kenya oo reer kooshin aha maxaa isku tihiin.
-
heersare waaye aan kawadaa najis laangaab ah LOL
ani ga nin darood baan yahey
wiil reer Diini ah oo hooyadiis majeerteen ee tahey baan ahey
-
The jacket is too big for him. loool
-
marashixiin mise masharixiin kee saxan bal dadow
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
inacarabxassan 2 years ago
Midkan nac nacda meesha la fadhiya ? Gbarta way xijaaban tahay wayna asturan tahay .
Bulsha REER PUNtland Barwaaqo in aad ku nolaad waligiin baan Alle ka baryaa ! AAAMIN
GabarPuntland1991 2 years ago
Thanks alot
inacarabxassan 2 years ago
kkkkkkkkk doqon waar gabadhu saw muslim maahan saw xijaabku kii mulimka maahan dharka khafiifka ah waa gaalada laakiin inagu muslim baan nahay iyadoo xijaabka qabta ayay sportigana ka qayb galaysaa laakiin adigu waxaad tahay dhaqan dadkale raac means (dhaqan bi' is) dib isugu laabo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
inacarabxassan 2 years ago