Rayle1
Uploader Comments (tvsomalilandeurope)
All Comments (8)
-
oo professor samatar wuxu shegay wa ruun. odeygan waba accident wuxu mesha kuyimit. oklakiin idoortuu why ay uu abuse yan guduburtta! viva awdalstate. no more lalalalaland...
-
atwoi riyaale nin wax badan og maha wa nin gobonmadi lugu doortya diiday ina la la tartamo
-
Riyaale iyo inta taageertaba waa xaaramiyiin caado qaatayaal ah riyaale somaliland wax horumar ah umu sameynin inuu hantidii shacabka dhaco oo jeebad u tosho mooyaane Riyaale waan ridi doona Insha allaah Very soon Waxaan Leeyaha Udub Xaar and riyaale Go to the hell
-
Good Luck UDUB the party of the people
-
Rayaale makes himself available to the media, expresses his point clearly, is very transparent, always uses the constitution to justify his point, he cannot be wrong because he bases his postion on the constitution how can he be wrong? By the way I don't even support Udub party but I would support him, eventhough I like the other candidates too, I think that Somaliland has very good leadership in general.
-
I live in canada, I think that this president is the best that Somaliland had ever had, I am really very proud of President Rayaale, He is making himself available to media, is very transparent, He is really nice. By the way I don't even support the Udub party, but I would support president Rayaale.
-
waxaan hambalyo u dirayaa tvsomaliladeurope iyo madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Riyaale anigu waxaan taageeraa xisbiga Kulmiye balse waxaan ku taageerayaa nabada uu isku daaliyo inuu ilaaliyo waxbaa inaga dhiman laakiin dadaal inaguma yaro xukuumad ahaan iyo shacbiga oo mutaystay amaanta ugu badan waayo iyagaa suuro galiyay waxa ay Somaliland ku faanto
-
walee inaa Rayaale waxa uu kaga badiyaay nimanka mucaridka ah, waa "communication". il est un excellent communicant.
Intaa waxa uu dheer, inuu yahay ka kaliyata ee "logical electoral program" hasta, ama manhaash siyaasadee oo dhalaan habaabis ahan.
Dahir riyaal waa ninka kaliyaata ee nabad galyo la isku halayn karayo ku canomaalay.
Salaan halkan waxaan uga diraya madxweynha Somaliland sidoo kale tvsomalind waan ku faraxy wareysiga madaxweynha.
tvsomalilandeurope 2 years ago