Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Qeylodhaan/ Qaylodhaan

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
52,745
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Dec 11, 2009

Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan. Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. Mu'alafika heestan, Cabdi Shire Jaamac (ciyaarjecel), Wuxuu ka cudurn daaranayaa in uussan heestan ku wada xusin dhamaan magacyada dadkii ku geeriyooday qaraxaas, xag farsamo darteed. waxey heestu ugu baaqeysaa bulshada soomaaliyeed in ay dib u toosaan oo iska qabtaan cid kasta oo qaranimadooda halis ku ah nooc kasta oo ay yihin. SIdas iyo dhageysi wacan. Wixii talo ah noogo soo dir emailka: shire74@hotmail.com. Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faaryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool).

MIRAHA HEESTU WAA:

QALQAL NAGU BEER
QARAXII LALA BEEGSADAY
ARDAYDII QALIN JABINEYSAY
QASAARAHA NA GAARAY
WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE
CUMAR HAASHI QAARAJIYE
WAAYEEL QAARAJIYE
DAAUUD DIRIR QAARAJIYE
IYO QAAR KALOO BADANE
QURAAN RUUGII INA CADOW
WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY
DATOORADII WAX QALI JIRAY
IYO QAMARNA MAY DHAAFIN
QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO
RABOW WAX KA QABO
QOOMKII SIDAAN YEELAY
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QAAIMUL WADDAN DALAALAA
HADBA SOO QASAAYOO
QEYBI OO XUKUN
BAA QORSHUHU YAHAYE
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QAYLO DHAAN WAAWAREY
QIIL DAMBIYO MA HARIN
DIIN LAGU QARAABTAAYE
QURAC JABAY SIDIISI
QARANKU MA U LIICAY
QABRIGOON GALNAA DHAANTA
QAABKA AAN NAHAYE
QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY
WAAD QALIBANTEENE

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • dis goes to abaha xafada ..first off walalo u sound ignorent saying that ...we all somalis it dont matter wat u r puntland or somaliland ,,,we should all rebuild our country AND ONE MORE ilahayyo u naxariso ardeydaas,,,,,,,,,,,,,,,,AMIII­NNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNN

  • Why target poor students especially(medical students) didn't terrorist know we have shortage on doctors this is pure tragety, I'm praying for my country and my people thats all I can do at this time. God bless Somalia and it's people, solidarity with my brothers and sister who lost their loved ones in hotel Shaamow. R.I.P

see all

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • somali ahlla hou badal mat tacogeran

  • ilaahay janadii hageeyo ardaydaan sidaan aga naxay walahi wali ma ilaawin midaan ilaawayana maaha hadii 400sano aan sii noolaado waxaase ilaaweeyn oo kadaran dhibaatda iyo naxdinta ku dhacday hooyooyinkii dhalay ilaahoow samir kasii walahi calooshaa i xanuunta waligay ma ilaawayo ardaydaas maanta hadii ay noolaan lahaayeen wax badan ayay wadanka ka badali lahaayeen ilaahse qadaray janadii ilaah ha ugu badalo

  • does anyone know were i can download this song

  • qudhac jabay sidiisii qarankii ma u liicay tolaay ardaydayadii

  • xuseen jaamac ciyaar jecel iyo fanaaniinta qaranka war maxaa lagu qiyaasaa dhibtaan aan go ayn ilaahow janadiii ka waraabii aamiin

  • Waar sidaan xaal Mahay aa maxa ino tala dadkany dhamadanah .alloo dadkanh ayo dalkana iso kaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan.

    Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiin

  • qofkii sameeyey heestaan inuu wadani yahay waeey muuqataa ee alow dalkeenii iyo dadkeenii nabad aad ogtahay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more