Burco 2009 Part 3
Uploader Comments (zerihun2)
All Comments (21)
-
mashallah
im from puntland region and I hope all of somalia will as beautiful and peacefull as this in the future Inshallah
-
@zerihun2 Sxb meel aad u qurxoon waliba qiimo badan ayaad ka soo duubtay waadne ku mahadsan tahay bro
-
inaba caadi maha waar meeshan ka xiimi jiray baad soo duubtay sxb waad mahad santahay
-
mashallah burcoooo cadeeeeey indaha oo roon luv it wallahi thanx Zerihun2 walaalo
-
@qaranradiye xamar anoo hawiye eh aa iska leh noo anaane udhashti laaki waxaawaaaye in aa ku ekaato meeshaada kali eh afdheer oo daarood ah aa la warwareegee
-
@qaranradiye wax ku wasa aad raadineysaa aan u maleeynaa magaalo oo aadne u dhalan maa sheeganee
ayeeydaa isha ka cune
-
HAHHAHAHAHAHAHAHa
it looks like shanty town, fucking funny isaaqs hahahahaha
-
waaw kusugun tahay aqreer kulahay qeer muxuu ka aqaanaa kan
-
@zerihun2 inabtidis wallahi waan jeclaan lahaa inan magaalaydayda sanad walba soo booqdo waayo wa meeshii xudun taydu taalaye lkn nasiib daro dee wakhtigaa na jiitay oo anagiibaa meel aan marayno is waynaye lkn insha allah we will back WAA LA NOQONAYAA DIBAA LOO NOQONAYAA.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk . waar sxb khayr ilaahay ha ku siiyee magaladii waad na nacsiisay ba e waxan filayaa nin aan magaalada dani ka hayn bad tahay oo aan u dhalan waayo dee meelehii ugu liitay bad ka soo duubtay ee ay ka mid ahaayeen KHAYR WADA dee sxb anigu waxan ku odhan lahaa waligaa meelaha wac wacan ka suu duub wanad ku mahadsantahay sxb
MrDucaysane 2 years ago
Adigu hadad Burco udhalatay maxaad utagi weyday oo aad uuga soo duubi weyday malaa waxbaad fahmeyne meelaha qurxoon ayunbad taqaanaa lakinse meelaha qaadiimka iyo xasuusta dadka rabaan mataqaanid
zerihun2 2 years ago