Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Heestii Galin Soor abdi khaliq

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
27,720
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 16, 2010

waa erayadii qaliif jama baale laxankii abdi diini codkii abdikhaliq m siraad iyo musigii mr jiimi karama studio

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (20)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Maashaa allaah,

    Dhanka kale, walaalayaal,

    Iska dhaaffa qabyaaladdoo,

    Dhalinyarooy isku duubma,

    Dhulku waa dhulkeennii,

    Dhirtu waa dhirtiisii,

    Waxaa daga dhashiisii.

  • Dhabad geeseeheeda, dhankaroone, Dhiiltiro, and Galinsoor waa meel ay degaan wagardhac waana dhul soomaaliyeed Aad ayaana loo amaanay Gabadha ay heestu ku socoto, But anyway nice song woooooooooooooooooow for reer Dhabadeed.

  • DABAD, GAlinsoor, Dhaan ka Roone, waa dhulkii hooye waxxana dega wagardhac waawenka heestana waxay ku socotaa gabar wagardhac ah

  • i loveee this song. Keep it up abdikhaliq ur blessed with a beautiful voice!

  • aad iyo aad waa hees macaan fanaan caana ayaa qaadayo abwaanada sahhro daahir mire ayeey ku soco taa heestu saan u maleynayo kuwa heestaan macaan soo dhax galinayo arimaha siyaasada guracan ka daaya heesta ku raa xeesta galinsor iyo dhabad waa isku mid waa dhul soomaliyeed marka waa hees aad iyo aad umacaan kama daalo dhageysigeda wooooooow

  • Axsan Fanaan waa uu ka Baxsaday

  • inaba caadi m ahan abdi qaliq galinsoor nolow sxb codkaaga waa dahab

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw hees le iga dheh yaaslaaam cod aya ku dhamadey cabdiqaaliq

  • ma favorit song abdikhaliq manshaalah walalo cadi ma ahn ilahay aya cod kugu deeeqay and u shud kno that u the best singer in this yr....

  • @manchester2064

    waa kugu qalad inaad dad cayso, mida kale adi hadaadba hurdo kasoo kacday galinsoor cida dagtana waa la yaqaan, oo shaki kuma jiro in sacad dago, mareexan kalena ma dagi jirine wagar dhacbaa dagi jirtay, wagardhac iyo sacadna waa dad wada dhashay, sacad iyo wagardhacna waa wada dagaan meel kasta waligood

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more