@dhuungal LAAKIIN ILAAHAY MAKUU BANEEYAY IN AAD QOF MUSLIM AH OO ASHA HAADANAYA DISHID? MARKAA SXB MUJAHID NIMADA KHALAD HA KA FAHMIN.IIDOOR JAADKAA LAGA JOOJIYAY U DAGALAMEEN
ilaahay ha u naxariisto nin muslim ah buu ahaa. laakin su.aasha meesha taala waxay tahay nin dad muslima dilay mujaahid ma la odhan kara? caqliga saliimkii wuxu odhanaya maya lakin hadana ilahay danbigeena hawada dhaawo isagana ha u naxaristo amiin
waxaan odhan lahaa mujahidka yaan qalad laga fahmin dee kii qaadka isagoo cunayey dhintayna waa mujaahid habar gidirna waa wada mujaahi soomalidoo dhana waa wada mujaahid lakiin cabdicasiis cali bare ayaa mujaahidakkkkkkkkkkkkkk
cuncun543yt 2 weeks ago
@malihoezkilla haa waa la baneyey hadii xoolaha maalka dhulkaaga cirdigaaga lagugu damco oo lagugu soo doonto waa in aad is difaacid . waana xaq dadkani rag kibir kumey doonan dulmi ayay ka dhiidhiyeeeen markaa waa mujaaahdiin.
dhuungal 3 weeks ago
@dhuungal LAAKIIN ILAAHAY MAKUU BANEEYAY IN AAD QOF MUSLIM AH OO ASHA HAADANAYA DISHID? MARKAA SXB MUJAHID NIMADA KHALAD HA KA FAHMIN.IIDOOR JAADKAA LAGA JOOJIYAY U DAGALAMEEN
malihoezkilla 3 weeks ago
@malihoezkilla geesiyadin dhulkoodii ayaa lagu soo doontey oo ay difaacanyeen waa xaq waana mujaahidiin
dhuungal 3 weeks ago
ilaahay ha u naxariisto nin muslim ah buu ahaa. laakin su.aasha meesha taala waxay tahay nin dad muslima dilay mujaahid ma la odhan kara? caqliga saliimkii wuxu odhanaya maya lakin hadana ilahay danbigeena hawada dhaawo isagana ha u naxaristo amiin
malihoezkilla 1 month ago