Gabadhani caadi maaha maasha Allah....Reer galbeedku way na qishaan lkn waa inaan anaguba ka faa'iideysanaa diinta mcn ee aan haysano intii aan dameer malab la saaray noqon lahayn...
Waan qabaa in gabdhaha Soomaaliyeed doorkooda firfircoon ee ay ciyaareen 21-kii sanadood la qiimeeyo oo loo abaal gudo...xildhibaano kaliyana maahee waa in loo dhiibaa jagooyin heer wasiir ah, ku xigeenno iyo agaasimayaal waayo way ka daacadsan yihiin kana naxariis badan yihiin raga...
Ragga Somaalida waa XOOLO ilaah haka qabto dhalka iyo dhulkaba weey na beelen. Diana abayo afkaaga caano lagu qabay. Diana for president
somrazy3 3 days ago
Gabadhani caadi maaha maasha Allah....Reer galbeedku way na qishaan lkn waa inaan anaguba ka faa'iideysanaa diinta mcn ee aan haysano intii aan dameer malab la saaray noqon lahayn...
Maxaaji 3 weeks ago
Waan qabaa in gabdhaha Soomaaliyeed doorkooda firfircoon ee ay ciyaareen 21-kii sanadood la qiimeeyo oo loo abaal gudo...xildhibaano kaliyana maahee waa in loo dhiibaa jagooyin heer wasiir ah, ku xigeenno iyo agaasimayaal waayo way ka daacadsan yihiin kana naxariis badan yihiin raga...
Maxaaji 3 weeks ago
diana noloow wallee waa abwanad weyn oo diintana aad u taqan qisas anbiyaa iyo siirada nabiga bayba korka ka xafidsan tahay sida qisatul nabiyulaah adam cs masha allaah dina wana loyarad dumarow diinta ku ekaada iyo suratu nisaa
TheMohammed2961 4 weeks ago
af kaaga caano lagu qabay aamina iyo diyaano
anigos 1 month ago
dumargu waa dowlad guureysa ragunawaa rafaad iyo ruux gooyayaal cagu rageena alow noohanuni
sooshaal1 1 month ago
diana full of wisdom!
TheMohadam 1 month ago
Abooto Aamino wehliya tusbax qaado, misaajidka gal!!! toowbo!.
TheMohadam 1 month ago