FADEEXADII IKRAN CARAALE IYO JACAYL FASHILMAY
Uploader Comments (mrfayzal)
All Comments (14)
-
naguhu maxaay ku jecladeen ragaa hesaa waa yaab ee
-
manshalah faalis caadi maah qurux ayaa kugu dhamatay
ikaraan aniguu waxaan odhaan lahaa walay nin melaah kaa raadsoo oo iskaa daa reerkan haa dumin ee lakin ninkaa maxaa laguu arkay anigaa ku ficanaa qaar isku kay layaa ee maxaan sameeyaa ilaa taliyaa
-
manshalah faalis caadi maah qurux ayaa kugu dhamatay
ikaraan aniguu waxaan odhaan lahaa walay nin melaah kaa raadsoo oo iskaa daa reerkan haa dumin ee
-
Naagahani waa dhilooyin oo lama yaabani
ee ninka ayaan la yaabanahay
Koley waa badh naagood ay ragga kinyaatiga ah ay wasaan
-
walaalyaal waxaad tihiin gabdho magac ku leh bulshada dhexdeeda wixii aad sameysaana waa la,idinka dayn ilaah dartii isku cafiya sheekadana xira haddii aan idin gafay walaalkiin oo cafis idin weydiisanaya,dad badana waa ila qabaan fikirkaan.
-
walaalyaal ilah ka baqa oo joojiya waxa aad wadaan,wax laga yaqyaqsado waxaa weeye gabar iyo gabar iska horyimid ama wax dhaxmareen ragga ka dhex boodaya
cadadii ragga somaliyeed saas maaheynkala doorta( garbasaar ama go,shaala)
gabdhaha ka dhax baxa, gabdhahana waxaan leeyahay waa tee tan guursatay ninkii ugu horeeyey ay baratay,midkiina filli maayo waana sida aytahay cadadu soo jireenka ah ee nololeed (KUNA WA KOODISAA KOWNA WAA KALA BAXDAA)wax intaas ka
baxsan ma dhicin sharaftiina dhowra.
-
waaaaaaw falis cadey waa lagaa wataa cml qurux hadii la dhaha ee naga seexa
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
MR TABSIIR WAA SIDAAS AAD U QADATAY SHIINE KA DANBEYAY SHEEKADAN WAXAA VIDEOGA SOO GALIYANA YOUTUBE WAA ISAGA WALE,LAKIIN KII GABADH IS YIDHAHDO CEEBEE INANTIISA IYO WALALIHII BEY KA GO'ANTAHAY WALE
SHIINE WAA NACAS JECEL INUU MAGAC ISKU YEELO,,WARYAA SHIINE KENYA KU GAAJOO ILEEN IKRAN CARAALE WAA NAAG UK JOOGTO GAAJADA AFRICA MA JOOGTEE IYO DHIIQADII KENYA UUUUUUUUF
-
@ mr fayzal walal aniga shekadan ila hada wan rumeysan la ahay sabatuna waxey tahay ikraan carale malayin somali oo tijaaro aqon joga europ iyo ameriko aya wayay marka walal shino oo o joga keynia 50$ safarada amerika ka qata xiliga laga jarayana an la ogeyn oo hadana xasla ah shekadas side bulshada loga gaday?
walal malaga yaba shino inuu sharaf ka dhiganayoo eysan waxas jirin oo webb la xiriay la fafiyay arintas ileen ban fakatay run ma gartee ... aniga adban u shakisanahay
maansha alalh farxiya caadi ma tihid quruxlay....
dontodonka 10 months ago
@dontodonka Whose Farxiya lol
mrfayzal 10 months ago