Qalbigaaga Alla ha nuuro Ciid Mubarik M/wayne run ayaad ka dhawaajisay,maanta haddii ay aqoon yahanka soomaaliyeed ay sidaada oo kale fikir iyo ficil ba ku bixin lahaayeen xaalada Soomaliya in rajo fiican laheli lahaa.Afar jeeb layaasha Muqdisho fadhiyana waa laga xoroobi lahaa.
Soomaali goormay wax garan doontaa? Prof. Gaandhi waa nin aad hadalkiisa ka dareemeysid in uu aad uga xun yahay xaaladda ay Soomaaliya ku sugantahay doonayana in uu Soomaalida mideeyo meel Allaale meesha uu ka bilaaboba. Waa nin aad isla hadalkiisaas ka dareemeysid in uu ka danqanayo dhibaatada Soomaalida haysata. Marka Soomaaliyey, gormaad wax dareemi doontaan?
"haddii aad puntland tiraahdo 4.5 ba loo isticmalya waxad sameynysaa cadaalad daro maadama hal qabiil ay degaan, sidaasoo kalena degankan haddii aad tiraahdo 4.5 baa loo isticmaliyaa waxada sameynsaa cadaalad daro maadama hal qabiil ay degaan"
Waxuu u muuqdaa hogaamiye dagaal oo wato shahaadada ugu sareyso caalamka, si aan ka leexleexad lahayn ayuu waxuu ugu faanay ciidanka kenya ugu xareysan, waxuuna u egyahay nin dagaal iyo fowdo u diyaar ah oo ku cusub saaxada soomaaliya.
Qudbadiisa waxuu ku xusay in gobalka ay degaan qabaa'ilaad kala gedisan, isla markasna waxuu ku xusay in ciidanka ay yihiin ciidan qaran.
Haseyeeshaa, waxuu isla qudbadiisan ku xusay in gobolka aan loo isticmaali donin 4.5 maadama gobolka ay degan yihin hal qabiil kaliya. isagoo tusaale usoo qaatay puntalnd oo yiri:
Waxaa yaableh in Prof xitaa ay ku biireen bililiqadii Soomaaliya ka jirtay!
Ninkaan waxuu ku bililiqeysanayaa oo dadka wax ma garadka ah ku boorinayaa in ay dhul aysan lahayn sheegtaan, taasoo keeni doonta dagaal hor leh oo ay hogaamin doonaan prof la midka ah Gaandi.
@ultratribalist warya tuug goormee hawiye dhul yeeshay. Ogaden aya somali o dhan xaq uleh waayo isaga ayaa kaa xoreeyay ingiriis iyo gaalo. Goormee hawiye wax noqday o uu dhul yeshay. Waligiin Darod ayd ushaqayn jirten o aad daba fadhin jirteen goormed wax noqoten ? 91 ayd adiga dhanba indhaha furtay intii kahoraysay so aniga kuma lahan ? Tuug aya tihin Ogaden iyo Darodba way idin leyihin inta ilahay kasokaysa waligina anaga ayad kabaha no wadaysan ilaa Sayidka kkk DIID AMA YEEL KKKKK TUG
Nuurcabudhiye 4 weeks ago
adderow,jubboyinka ogadeeen ma lahan mana sheegan karo.waayo waa qaxooti la soo dajiyay 1974 hadii uu maanta is leeyahay kenyati xun baa wax kaa dhigaya waa khaldamay.dhulkaan waa dhul hawiye iyo rahanweyn iyo absame degaan hadaanan si cadaalad ah loo qeybsan waxba socon maayo.
ultratribalist 2 months ago
daminedun. magac xumaa. dhul uusan lahen yaa sheeganaayo. taariiqdka mataqanaa hirta. dadka jubooyinka ubadana mataqanaa? saaxib laiskama hadlo adigoo waxba ogeen!
janua1998 2 months ago
Qalbigaaga Alla ha nuuro Ciid Mubarik M/wayne run ayaad ka dhawaajisay,maanta haddii ay aqoon yahanka soomaaliyeed ay sidaada oo kale fikir iyo ficil ba ku bixin lahaayeen xaalada Soomaliya in rajo fiican laheli lahaa.Afar jeeb layaasha Muqdisho fadhiyana waa laga xoroobi lahaa.
gobanimodoon1 2 months ago
Soomaali goormay wax garan doontaa? Prof. Gaandhi waa nin aad hadalkiisa ka dareemeysid in uu aad uga xun yahay xaaladda ay Soomaaliya ku sugantahay doonayana in uu Soomaalida mideeyo meel Allaale meesha uu ka bilaaboba. Waa nin aad isla hadalkiisaas ka dareemeysid in uu ka danqanayo dhibaatada Soomaalida haysata. Marka Soomaaliyey, gormaad wax dareemi doontaan?
DirtbagKE 6 months ago
Waxuu moogan yahay rag asiga ka horeyay watayna ciidankiisa 20jibaarkooda ay dagaal iyo xoog soomaaliya waxba ku qaadi waayeen.
Waxaan kula talin lahaa dadka soomaaliyeed intooda miyirka wali ku dambeeyo aysan ku kadsoomin magaca Prof. magacaas waxaa wato rag badan oo aqlaaqdooda iyo maskaxdoodaba aysan ahayn mid soomaalino iyo islaamnimo ku jirto.
Demineedun 10 months ago
"haddii aad puntland tiraahdo 4.5 ba loo isticmalya waxad sameynysaa cadaalad daro maadama hal qabiil ay degaan, sidaasoo kalena degankan haddii aad tiraahdo 4.5 baa loo isticmaliyaa waxada sameynsaa cadaalad daro maadama hal qabiil ay degaan"
Waxuu u muuqdaa hogaamiye dagaal oo wato shahaadada ugu sareyso caalamka, si aan ka leexleexad lahayn ayuu waxuu ugu faanay ciidanka kenya ugu xareysan, waxuuna u egyahay nin dagaal iyo fowdo u diyaar ah oo ku cusub saaxada soomaaliya.
Demineedun 10 months ago
Qudbadiisa waxuu ku xusay in gobalka ay degaan qabaa'ilaad kala gedisan, isla markasna waxuu ku xusay in ciidanka ay yihiin ciidan qaran.
Haseyeeshaa, waxuu isla qudbadiisan ku xusay in gobolka aan loo isticmaali donin 4.5 maadama gobolka ay degan yihin hal qabiil kaliya. isagoo tusaale usoo qaatay puntalnd oo yiri:
Demineedun 10 months ago
Waxaa yaableh in Prof xitaa ay ku biireen bililiqadii Soomaaliya ka jirtay!
Ninkaan waxuu ku bililiqeysanayaa oo dadka wax ma garadka ah ku boorinayaa in ay dhul aysan lahayn sheegtaan, taasoo keeni doonta dagaal hor leh oo ay hogaamin doonaan prof la midka ah Gaandi.
Demineedun 10 months ago
Prof gaandi wa ninka kaliya ee jubbaland midayn kara beelaha harti iyo ogaden iyo inta la,dagtaba ,?
naftiihure 1 year ago