waa barnaamij uu soo diray wariyaha universal tv ee dalka netherland maxamed deeq kaas oo ay xubnaha jaaliyadda soomaalida ee netherlnad ay ku cabirayaan sida ay u arkaan doorashada madaxweynaha cusub ee soomaaliya shariif sheekh axmed sanadkii 2009ka
la mood se noqon weyde shariif xilka uu qaaday waa ku fashilmay isago weli fursad kuwii hore ayan helin helay wuxuu noqday nin SHOCK uu haysto villa somaliya isku xiray,wixii cabdullaahi yusuf uu ka sifeeyey dalka iyo ajinibi oo dhan ayaa dalka kusoo laabtay dalkii faraha ayuu ka baxay amaan ma jiro dadkii waa dhamaaday ee in uu isaga tago meesha u qeyr roon dalkaan wuxuu u baahan yahay nin adag oo gacan adag ku qabta oo gadaashiisa lagu feylo,
aad baan ugu mahad celinayaa Dhamaan xubnaha Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Netherlad
deeqyare1982 2 years ago