Heestii Amore oo ee ku luuqeeyso fanaanadda sanadkan ee Minnesota waa Hodan Cabdiraxmaan Dheere.
Ereyada waxaa alifay abwaan lagjar. Laxanka waxaa saaray Dalmar Yare. Musiga macaan waxaa u tumay Cabdiwahaab Cantar Naaji. Waa habayntii Studio Liban Yare.
Heesta waxaa duubay oo video ahaan isugu duway Caato Shaacir Mataan
Make-up -ka iyo Costume Design-ka waxaa sameeyay Amina Zahra
Heestan waxaa loogu deeqay Haweenka iyo Caruurta Soomaaliyeed iyo ururka u shaqeeya ee Somali Women and Children Organization..
Video-ga Heesta Amore waxaa isku dubaridka iyo soo saarista sameeyay maxaacusub.com
Fadlan dhowr oo ilaali xaquuqda maxaacusubdotcom. Jooji bililiqada. Tixgeli xaqqa fanaanka, mu'alifka, musicianka, soo saaraha, iyo dhamaan dadka wax curiya ama soo saara.
Maxaacusubdotcom provides anti-piracy and Intellectual Property protection services for our site and for our youtube channel maxaacusubdotcom. any copyright infringement will be reported
copyrighted: please respect our exclusive rights to the video and don't re-upload it
you can always share our videos by linking or embedding.
maxaacusubdotcom
woooooooooow nice song. Please show us the picture ! Haan kula fiirinee
Nageeyeful 2 hours ago
@macalimuu, thanks for the feedback.
This girl should be the new face of Waaberi:-)
LasAnodNative 5 hours ago
HODAN UR THE BEST OF THE BEST
HADLIYEH 19 hours ago
she,s beauty i like ur dancing looooooooooool
Hawiil1 1 day ago
caleyk caleyk nive voice
Hawiil1 1 day ago
qurux alla ku siiye,iyo luuqad ba ilahay ha ku siyadiyo walal,il iyo cowriba la oow peace i leave scandinevianka so you er i cant imega wht you er very clever beatul and nice voice too.
macha alalh ilahy ha ku siyadiyo walal
war dadka wax ka shegayo dharkeda wa nilii dhama sida so go hert anether place we done need u here iyo aflagado,nowol walal
dagmo88 1 day ago
Think i raped the replay button lol
staydotcom 1 day ago
War yaada Maxaad Ma sh alllah dhehdiin Miyaad wey seen Naag Taan xun qalabkeeda sur waalka Ka Muuqdo Miyaad Leedihin Ma sh allllah somali pp saan Miyaa idin dan Bay say
TheVeeruu 1 day ago
dadku markay wax amaaayaan waxay dhahaan fanaan fanaan dhalay se hodan waxay u tahay tilmaam fanaanad fanaanadi dhashay keep it up
abwaan88 2 days ago
This song is overtaking Nimco Dareen's new year song...This song has been released 19 days after Nimco's one ( Love yaa noo garnaqa )...And look at it. 126,000 already. Masha allah, Well done to her walaahi......Nothing beats an original voice with original songs
ZuhaybJones 2 days ago