Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

I am Sorry - Saalim Saciid Saalim iyo Qisadii Sh- Abuukar Sheekaale

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
26,630
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 15, 2011

http://www.xamarcade.com http://www.jilaa.com

heestani waa qisada jaceylka ee ku dhacday Sheekh Abuukar Sheekaale oo ah fanaan ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka folklore caan ku ah iyadoo ay sh Abuukar gabar uu dhibaato kasoo maray ka carartay oo ay ku balanfurtay

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Markey dandeyda ee heeshey. weey ku durdey, walahey ma ficno taasi oo keley. lakiin weyheley iyadana markeda.Qiiso aad iyo aad uu xanuun badan waaye.:(

  • OMG wlhi waa QISO xanuun badan 5 sano waxii la soo jilaaye saan maa u dambeyse shyts asxaan laay waye naagta lkn heikh abuukar iska adkeyso WAQTIGAA sidaan ku yeelay is adkeey samir ka na badi INSHA ALLAH best one ayaa heleysaa

  • omg dis is da saddest song I've listened 2 :(

  • asc,HEESTAN - aayem soori waa hees hal abuurkeeda aad iyo aad ugu soo

    fara- yaraystey Abw/ C/qaadir Nuuraani, Siidoow na laxnka ku daray Cumaraani mayuusig macaan u garaacay welibo fan/nka weyn ee hees/ga ah saalimow cod iyo macays isugu jira si hagar la 'aan ugu luuqeeyey laakiin maxay kugu taalaa hee saaxiibkeyna sh-abuukar shekaale iyo fanaanadeyna FOLKLOORKA QARANKA SOOMAALIYEED faay caddow sida, iyo meesha ay ku jileen talo iyo habayn baa ka wada ka maqnaa aniga nafteydabo- I AM SORRY..!

  • qoraalka waa ii gooyi

  • Sheekh Abukar waakaa dhamaatay dhac dhac ku dheel heestaas SHEEKH ABUUKAR ayay ku socotaa maxaayeelay fanaan kasto heesaayo adaa dhinac taagan iyo dheel hore aanba jirin marka innad fahantid ayaa fiican.

  • Saciid Saalim baaba la moodaa inay qisadu ku dhacday, sababtoo ah Kan ciyaarayaa maba murugaysna, any way waa wax soomalida ku badan in marka la isa soo dhoofiyo la isku Jisaaroa ee khiyaanada iska daaya....hana la is cafiyo

  • abuukar sheekaale sxb anaa naagta kaaga aaraayo ee lacag dhiib qofta jaceeyl ku abuuraa anaa dhulka la gooynaayee kkkkkk lkn nacala awuuktada keen adna

  • OMG Qiyaano mafiicano hestan caloshey iga hursey 5 sano jacel la dhisaayo diriishada hakabaxo dhib waye abuukar I AM Sory micana maleh nin malinta waa mara taas been ma ahan yassssssslm saliim saciid saliim hesahada masha allh my fanankeena noolow

  • ooooooooh abu bakar wey kugu dhacdey waa xanuun iska sabar llz

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more