walaal filimkaan wuxuu kuu cadaynaa sidaad isakaga diiwaan galin laheed shabakada maadow iyo sida aad oogu dari laheed mawduuc ama maqaal ama wax walboo faaido ah shabakada aqoon isweedaarsida ardayda iyo aqoonyahanada soomaaliyeed meelwalba ay caalamka ka joogaan walala waa ku dari kartaa shabakada mawduuca ama maqaal ama wax walba aad is leedahay faaido ayuu u yahay umada soomaaliyeed hadaba walaal shabakada ha moogaanin inaad wax ku soo kordhiso waa shabakada aqooneedka maadow.
walaal shabakada waa kamamnuuc waxyaabaha aydiinteena naga mamnuuncda sida heesooyinka iyo aflaamta anshaxa xun walaal isk day saad u ilaaliso shabakada xararkeeda mahad sanidiin
walaal is diiwaan gali wixii faaido lehne ku dar webkaas mahad sanid
BinMaadow 1 year ago