Waa hees ka hadleysa sida cadowga Soomaaliyeed iyo daba-dhilifyadoodu aysan marnaba u dooneyn in dowladnimada Soomaaliya. Heestaan waxaa ku luuqeynaya fannaanka Soomaaliyeed ee caan baxay Axmed Cali Cigaal iyo hablaha hoballada qaranka ee Waaberi. Waxaan mahad gaar ah u naqeynaa Farshaxanka weyn ee Soomaaliyeed Amiin Caamir oo leh xaquuqda sawir-gacmeedka heesta saaran. Ka bogasho wacan
gumeystaha waxaa ka daran shacabka aan meelna isku raacsaneyn inta laga dhameynayo caada qaata ushaqeynaya gaalada sida faroole shiikh shariif - shariif ista kiin iyo qaarkaloo badan shacaboow indhaha kala fura arka sida shacabkiina u dhiibaateysan yahay mid dila mid dhaca mid kufsada mid isku qarxiya intuba gumeystaha ayey ushaqewynayaa walaalayaaloow wax fahma oo hubka iska dhiga oo ha taageerina mid qabil ku adeegta qabiil waxbama qaban karo isku duubnibaa meel lagu gaaraa
2sharmaarke 4 months ago
ma doonayaaneey inaynu dawlad ahaano! ayaan doonayn? kuwii dhiigeena durduuran jiray!, kuwii danahooda samaysan jiray!! aynu dilno aynu dagaalnee ka digtoonaada dabka dadkaygoow. allahu akbar! may allah bring back our glorious days. indeed he's capable of doing it.
majdi309 5 months ago
mansha allah alow somali u naxariiso
burdhiinle1 5 months ago
ilahow somali isku keen aamiin
BookhTv 6 months ago
ilahoo wadankeena nabad nooka dig ,,amiin
iki0101 7 months ago
Wallee waa run gaaladu ma doonayaan ineey Soomaaliya dowlad ahaato! VIIVA somalia love my country unconditionally""
wardi6 7 months ago