laxanka iyo midhuhu way is kabeen runtii,waayo midhaha heestu maaha qaar miisaaman,qofka hal abuuray heestana runtii aqoon sii ridan uma laha miisaanka maansada soomaalida ee waxa kaliya ee ku yaqaan waa qaafiyada
qaafiyadana waxa mar walba haga amase qurxiya waa miisaanka iyo godka uu abwaanku ka maansoodo
@hindawacan aan ku saxee waa qaxarkan dalka haysta haatan dadkiisii qaar idlaadeen..... waa hees top ah waxaa saaran musigii ay somalidu asalka u laheed ee uu pop marley naga xaday ee lagu magacaabay (Reggie music) .... Thanks hindawacan
abwaanada in xagxagta maaha jamaal cai xusein wa ab waan cusub markaa wan soo dhaweynaynaa axsan faanan wuu u dhiibay midhaha
Mrsharoobo 1 year ago
axsan fanaan himilo
Mrsharoobo 1 year ago
Thanks, Hinda. Why the "slut" at the end?
omarabu162 1 year ago
laxanka iyo midhuhu way is kabeen runtii,waayo midhaha heestu maaha qaar miisaaman,qofka hal abuuray heestana runtii aqoon sii ridan uma laha miisaanka maansada soomaalida ee waxa kaliya ee ku yaqaan waa qaafiyada
qaafiyadana waxa mar walba haga amase qurxiya waa miisaanka iyo godka uu abwaanku ka maansoodo
MrQaybiye 1 year ago
@hindawacan aan ku saxee waa qaxarkan dalka haysta haatan dadkiisii qaar idlaadeen..... waa hees top ah waxaa saaran musigii ay somalidu asalka u laheed ee uu pop marley naga xaday ee lagu magacaabay (Reggie music) .... Thanks hindawacan
Awlio1 1 year ago
hees beela ah waaye mahadsanid himilo...........
somalikaliya 1 year ago
nicee song ai
amaaaaaalShawty 1 year ago
walee hees dheh viva himilo
higlo1431 1 year ago
wwwoowowo nice song
sabaax20 1 year ago