Fu'aad Shangole Shalay Iyo Maanta!!!!!
Uploader Comments (627552)
All Comments (31)
-
Ilaah Khaaimiintiisa asaga garanayee hanaga qabto dadka Muqdisho dhibka kuhaayo iyo Soomaaliya oo idilne Allaha soo hadeeyo wadada saxda ahne tuso Aaamiin dhaha Walaalayaal
-
allow ku xifdi sh fu'adow....
-
shiikh fu'ad ma qaldana ee shariif baa ku fariista kurisgii uu shalay a/laahi yuusuf markuu fadhiyay uu lahaa gaalada ninkii raaca waa murtad .........
-
digniin dadka muslimka ah iska ilaaliya ninkan wata ogaal firiya channelkisa waxa ku arkidontan anti islam marka yusan ina waswasin wa ciyalka ka baxay diinta islamka ilaahey waxan uga baryena in uu so hanuunsho amin
-
Anaa waso Sheekh Fuaad anaa waso alqaacida anaa waso xasan dahir iyo xisbigisa hanaoolaato somali
-
jghjgfjfgjfjfghjfgjfghjhfjf
-
hadalkayga gunaanad waxkasta mar xalad ayay soo maraan, waa in laga gudbo.
maanta aduunka aanu ku nool nahay cid walba way tashatay.
marka adiga xalkaadu wuxuu noqday in aad qabiil carabawdo oo tiraah ha calaacalin ee iska celi.
in las kaa celinaayana waad ogtahay
marka nin aadan ku aadin ha daandaansan.
-
" Wuxuu oran lahaa Dagaalka waa socon" ninkasta markuu runta arko waa cabsadaa. soomaali badankeed iska celis ayay wax ku fahmaan."
-
Marka Waxad leedahay Ciddii ay rabaan way sii daynayaan, ciddii kalena qoorta aya la goyn.
mise sida hadalkaada ka muuqata, aargoosi ayaa socda 1991. waxaan kuu sheegi, dhib markasta ciddii keenta ayuu ku danbeeyaa.
ninka aad hadalkiisa aad cuskatay warkaas war uu kasheegi lahaa Idaacad wayn ma ahayn, waxaana rajayn inuu ka shalaynayo hadda, waa tuu ayaan dhaweyd lahaa, in mujaahidiinta is disho maaha, waa in la sabro.
-
Bal eega kuwa halkaan wareerkooda la yimid oo cay iyo wax xun hal-hays u noqdeen. Kuwaa ayaa ah kuwa dibedda yimid oo wax baran lahaa. Waa kuwa wax qori kara. Adduunka ayey la qabsan la'yihiin oo waa dad wada seef la bood ah xag miyirna waa eber, ummad sidaan u inkaaran way luntaa gebi sida Soomaali ku socoto oo kale. Midba midka kale dhibkiisa ayuu ku raaxeysan, illaa tuulooyinka qaarkood dadkii ka dhammaaday. Waxay kala garan waayeen kan fiican iyo kan xun oo waxaa ku qosla xataa Itoobiyaanka.
hawiye propoganda........shalay hawiye wa jeclayen shangole, wa marku cabdulahi yusuf diidana......... maanta hawiye wa neceen shangole markey xukunkii qaateen..oo shariif la wareegey kursiga.......
hawiye wa khaaimiin ilahay iyo islamkaba ka furtay.....kitaabkay ka been sheegena ilahay wa ka waajib marinaya...oo xamar duli awgii waligeed degi mayso
cilmi777 2 years ago
Ina Sharma'arke waa Hawiye Miyaa!!! Maxuu u gaaleysiiyey ina adeerkiisa.
627552 2 years ago