MrGareex......u r talking like u r not a human being like u r perfect ........even if they did support the war......cant humans make a mistake? at the end what matters is that they come back and recognize the problem ......and you can see it in this song.......
@Mrgareex iyo @Dalmarovic, hadaan fikirkeyga ka hadlo waad khaldan tihiin waayo dadka wixii khaldan ineey ka hadlaan wax kuma dumiyaan. Dowladii kacaanka ayey dhaliil usoo jeediyeen ama ay wax ay diidan yihiin ku arkeen iney xumaanta sheegaanna dhib ma aha marka yaanan hal meel lagu dheganaanin. Dadkan waa fanaaniin waana afhayeenka bulshada eedda yaanan dusha laga saarin. Mahadsanidiin, walaashiin somalijecel.
@MrGareex beenta ma aha isaga ayaaba qaaday heestii AW WARAABOW marka hada ayay la xumaatay,,,, KILLER,, MAKI. SACIID TOOM. MAGOOL GAADACO iyo kuwa kale waxa ay ahaayeen Fanaaniintii Dagaalada Taageeraayay hada maxey Inoo sheegayaan anaga!!!!!!!!!!!!!!!
@CushiticSomalianMale how dare you say that maki is my fellow sub clan,i think you are dreaming maki is not cushitic race,if you are cushitic be happy to it but dont try to woo somalians to be cushitic like you.maki is from city MARKACADEY i know him well and even his ancestors.so i have seen you alot of times wandering in somali community visiting there channels selling this strange race cushitic what a funny man you are,and now you take one of thier famous artist just to convince us you somali
hehe this is not only my favorite Somali actor/artist/comedian/musician but he is also my fellow subClan Somalian, even tho ive got luv for all my fellow Somalians all accros the Horn of Africa = Somalian Horn of Africa

jaabirana 1 week ago

somalijecel112 1 month ago
@MrGareex beenta ma aha isaga ayaaba qaaday heestii AW WARAABOW marka hada ayay la xumaatay,,,, KILLER,, MAKI. SACIID TOOM. MAGOOL GAADACO iyo kuwa kale waxa ay ahaayeen Fanaaniintii Dagaalada Taageeraayay hada maxey Inoo sheegayaan anaga!!!!!!!!!!!!!!!
Dalmarovic 6 months ago
Muxuu utaxadari waayay markuu guubabinahayay dagaaladii. Munaafaqnimada fanaaniin kusheega soomaaliya,soo kii durbaanka tumahayay dagaaladii sokeeye, oo rabay inay dowladii dhacdo.
MrGareex 11 months ago
maki xaaji banadir u r the man nooloow adeercadawgagana ha jabo aamiinya allaah waxaa tahay wadani dhalada we love you.
thanks amaandhoorey sister
TheMISSMADHIBAAN 11 months ago
@CushiticSomalianMale how dare you say that maki is my fellow sub clan,i think you are dreaming maki is not cushitic race,if you are cushitic be happy to it but dont try to woo somalians to be cushitic like you.maki is from city MARKACADEY i know him well and even his ancestors.so i have seen you alot of times wandering in somali community visiting there channels selling this strange race cushitic what a funny man you are,and now you take one of thier famous artist just to convince us you somali
TheWaiting22 1 year ago
wadani man god bles him
Munalisa12 1 year ago
woooooooooooooow
Munalisa12 1 year ago
hehe this is not only my favorite Somali actor/artist/comedian/musician but he is also my fellow subClan Somalian, even tho ive got luv for all my fellow Somalians all accros the Horn of Africa = Somalian Horn of Africa
CushiticSomalianMale 1 year ago
Abwaan Maki wax badan buu dhagaha Somalida wanaag ku waaniyay lakin Somalida maanta waa kuwa ka owdan wanaag oo dhan Allow soo hanuuni Umadeena.
Zacimka 1 year ago