GABYAA KHATAR AH
Uploader Comments (bartamaha)
Top Comments
-
walaahi waa libaax nin kani
-
Waa baarleex waxa uuna ka soo jeedaa Somali galbeed, wuxuu caan ku yahay daantada caanka noqotay ee QARSHA WEEYE QALBIGU AMUU I JBAA. XILIGII GOBANIMO DOONKA. HADA WAXA UU DEGENYAHAY JIGJIGA WAANA AGAASIMAHA HIDAHA IYO DHAQANKA.
All Comments (54)
-
i love markuu leeyahay, dhulka sool layiraah ...... Viva Baarleex he is realy Puntlander
-
@MrMahmudi NINKAN BAARLEEX BAA LA DHAHAA WAXBA MA AQRIYO, GABAYNA MA SOO DIYAARSADO., GABAYADIISA WAXAA LA DHAHAA GOLE KAFUUL HALKAAS UU TAAGAN YAHAY AYUU KU ALIFAYAA. ILAAHAY HIBO WUXUU USIIYAY IN WUXUU RABO UU GABAY KU ODHAN KARO ISLA ILBIRIQSIGAAS UU TAAGAN YAHAY.
-
BAARLEEX YAA DHAANTO TUMAY OON ISAGA AHAYN
-
ama baarleex
-
@mizzlaascanod hahahah walaalo maaha adeer jaamac kadiye cilmi<loool malaa waa adeerkii dhaantayn jirayee baalbaal.
-
@Godeeey jamac kadiye Cimil wayn waxuu ka sooo jeeda goboolka Soool ee uu layahay hadana wxuu degan yahay casiimada Laascanoood
-
muxuu kala jeedaa niman lugu qaar goán yihin qaab u socon waaye
-
waa odey aan caadi aheyn
-
thanks bartamaha for displaying our strong ancient cultural poetry tradition...
thanks 10000000 thanks, iyo Nabad Galyyoo
In the last three verses he is praising himself he is saying that he has a computer in his chest and he don't mumble or stop until he get thirsty.
Please try to undrstand it cause its a valuable piece of dhaqan and its disappearing these days.
we as Bartamaha.com will try to post intresting things that you may never see it or seen it.
Please visit our site BARTAMAHA.COM
bartamaha 5 years ago
Qabqab hadalku iigama tagee waa qotomiyaayee,
qalinkaba hadaan khadi ku jirin xaashi qori waayee,
nimay luguhu qaar goan yihiin qaab u socon waaye.
biyo meel qarsoonoo khatara kaga jira qow fog,
adigoo haraad qaba durbaba kuma qabowshaane,
hadiise qaawe kuu dahashiyo qaabil sidigteeda,
qaabkeeda goortaad shantaa lagu qaboobaayee.
bartamaha 5 years ago
this is a Somali gabyaa he is reciting it without a notepad, i mean this guy is so talented he is making this whole thing before thousands of Somalis, its all in his head.
THAT'S WHAT I CALL (He knows what he's doing)
Here is the first two verses in Somali, ask your father/mother or uncle if you need a translation of these words.
bartamaha 5 years ago