Loading...
Uploaded by xogsheeg on Apr 14, 2010
Waa hees ay qaadayaan Fanaaniinta kala ah Shamso Maxmed iyo Xuseen Shire, wixii Faah faahin intaa dheer Booqo ciwaanka Webkeena oo ah http://www.xogsheeg.com
Music
Standard YouTube License
Ajaanib gadoday dhulkoda ka guuray maxaa geyigena gabaad ugu yeelay! maxaa gabdhaheena dadkaasba u guurshay!!!
Markey xaaja gadooda Allaa loo gar dhigtaa gacmaha loo fidsadaa gar gaarkii la baryaa. hadii guule yiraahdo ciloodaa go'i doonta cilad baa dhici doonta. gubaaa noo di'i doona geelaa noo dhali doona gorofkaa culmi doonaa. giryaala tagi doono geesigaa iman doona waayeelkaa gabyi doona gabanadaa qosli doona.
cidkaloo gurigeena gogol noo dhex dhigtaa garab noo noqontaa! Shire & shams TX
eyman143 2 months ago
Mansha allah Xuseen shire allah ku daysto abwaanka qaranka, wale taariikhdaa ku xusi doonta!!!!!!!!!!1
Maaweeliye123 6 months ago
masha alah shamso iyo joqle thnks meshaas ka si wada kuwan wadanka qaribay ilahey ha naga qabto walaahi hada hesaan wadaniga eyba igu baxday
solazyboyent 10 months ago
Qabuuro Qabuuro..qabuuro gabobay ninkii gacmihiisa..godkooda ku fagay wa aduunya gadoone maxaa maxaba u geystay? waa rune bal maxa u geystay ilahay sharkooda ha naga hayo kuwaas....heestan dhabta ka hadashay walahi
MsRumaan 1 year ago
anigu wxan leeyahay abwaan husein waa abwaan aad iyo aad wadani u ah,walaahi aad ayan u qiirooday heeskani wa hees dhiga ku dhaqajinaya.
anigu anagoo ku hadlaaya afka shacbiga somaliland waxan leeyahay allow walaalahayo nabad si dhaqso ah ugu deeq dhibkana ka jooji oo dalkooda gacnata u gali inta umada u damqnaysa,alloow anagana noo gargaar..aamiin aamin.
alloow soomaloo wallaalaa,alloow soomaliyo nabada allow gacmaha is haysta allow diinta ku dhaqmysa.amin ..amin
suldansare2008 1 year ago
waa hees kahadleyso runta abwaan fanaan xuseen shire mahadsanid
heesaha macaan ee wadaniga ah
dhaadeey1 1 year ago
waw waw wan iqiieo galiseen insha allah waa lagaari doona nabad dhamaantiin waan idiin hambaliyeenayaa,SHAMSO FOOD salan iga hano waa,SIRAJ.
iskilaji 1 year ago
mansha allaah abwaan xuseen waad kabaxsatay heesaha wadaniga ood soo alifayso midba midakalay kadarantahay waxaatahay fanaan wadamiya walaahi manha allaah jiirka ayaa idamqado markaan dhagetsto heestan walee qofkii muwadina wax ayuu kuqaadanayaa alahayow dalka noodaji been gubaa noo di idoona gelaan dhalidoona gesiga imandoona insha allaah
raaliya100 1 year ago
Load more suggestions