Ra'isal wasaaraha DFKMG ah Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo Wafti uu hogaaminayo kuwaasoo ka koobnaa 10 xubnood ayaa 26 August,2011 waxaa magaalo madaxda Puntland ee Garowe ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Farole, ku xigeenka Cabdi Samad Cali Shire iyo golihiisa Xukuumada.
haye . muxuu naga soo dhoonay imika bal?
somrazy3 6 months ago
SOO DHAWOOWE RA'IISAL WASAARE. Xaafidulaah madaxweyne Faroole iyo guud ahaan maamulka Puntland waa dadaalaan, waana guul u soo hoyatay reer Puntland oo dhan Madaweyne Faroole Puntland wadada ayuu cagta u saaray Xataa islaan Ciise ayaa goob joog ah
TheGarmaqaate 6 months ago