MIYAAN HURDADA LADEY (HEES)
Loading...
213,093
Uploader Comments (Mudugboy)
Top Comments
-
anoo xoor iyo xareed ka cad xarmuu iyo jacayl xogtii yahay xurmada guur iyo rag xalay i xusuusisay aragtidaadii xagliyeey iyo daymada xishoodka leh xaqdigaan quruxdaada ku xasilay xididka yuusuf aan cid kaa xigin xalaawad jidiin aan xagan iyo xariirta la daawadaa tahay xan iyo been waa iga xaaraan xisaab iska haynoo xaq iyo wiilkaan xushaad tahay
-
anoo xirfad iyo xaraga dhigay xuduudka jacayl xadkii galay xishoodoo hablaha aan xaalayn xusuustay aragtidaadii xurmooy xubnahaaka kala shuban intaadan xanjaad ka xagatay sunniyo iyo xirribaha isku wada xidhan xusuustay jirkaaga xaadda leh xalayto miyaan hurdada leday xani been wa ika xaaraan intaa ha iga xaawalaynoo xurmooy tii aan xushaad tahay
see all
All Comments (45)
-
waaaw ish calaa heys iga dheh
-
ilaa iyadoo aad u yarbay fanka ku biirtay gabadhani
-
waaw ish cala hees iga dheh by guest
-
waaw ish cala hees iga dheh
-
caleeeeeeek nuur iyo mako ils resemble 2tres bon couple kkkkkkkkkk
-
Waa hees aad u macaan oo ay farshaxaneeyeen Mako iyo nur.
waa su'aal yaa alifay heestaan.
Mahadsanadiin
-
wooooooooooooooooow waa hees macan lakin waxa jira iskudubaridku maha mid aad loga soo shaqeyay diyaarinta ka xun
-
-
Loading...
Nabadraadhe yeah this one is very nice
Mudugboy 4 years ago