Dhiig-miirad

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
8,818
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 25, 2010

Waa hees ka mid ah heesihii ugu horeeyey ee kacaankii Oktoobar 1969, waxaa heestan qaadaya hoboladii Waaber ee xilligaa car carta qabay. erayada heesta waxaa sameeyey Allaha u naxariistee abwaan Xasan Shiikh muumin. Heestan waxay soo baxday bilowgii ama horaantii todobaatameeyadii xilligaa ee kacaanku ugubka ahaa!!

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @reerkaali your right

  • How can you still glamorous failed ideas like XHKS--get life, Mr. Barre is still a criminal

    This is the guy who killed "wadaadadii" and still celebrate his nasty music. Stop the notion that Siyaad was better than what he have. it is not true.

  • @Baahalow

    cadilaahi yusuf marka la oqoon , ee wuxuu miskiin meelahaa xaaba

    ee waxaa loo tiryey heesta handtidaaga, ha na iibin cabdulaahi yusuf

  • @abdullahi1988

    HEESANI WAA KA FAC WEEYN TAHEY , CABDILAHI YUSUF, IN YEY WAXBA KA AHEYN  SOMALI

    WUXUU SOO SHAAC BAXAY , BURBURKA KADIB

  • Heestaan waxaa Laxanka u sameeyay iyo Miyuusigga Macallinkii saxophone ka Muuse Maxamed Naxariistii Janno Allaha siiyee oo Sanad ka hor ku geeriyooday Dalka Jarmalka, Muuse ayaa lagu tirin jiray inuu ahaa Shaqsiga ugu Dhawaajiska wanaagsan aaladda Saxophone ka adduunka oo dhan, Ilaah ha u naxariisto,

  • Hassan sheik muumin wuxuu ahaa , abkaan kaliah ee mab.da laheyn

    WUXUU U HEESEY ,HANDTIWAAGA , IYO MARAXAB MARXAB AYAA RABDAAN

  • heestaan waa tii markuu c/laahi yusuf mahbarroobay loo qaaday sida uu sheegay oday nabadraadshe waxaa iska lahaa x.shiikh muumin

  • ha la is arkee Soomaaliyey isa soo taag Somalland ney adna isa soo taag kiina san dheeraada ayaa daba galeynaaye

  • @TheWaiting22 ma anaa kay qarshaa midiyo laygu qali doono. war waxsi waxad nagu khaldi jirten walalaynu nahay o somaliniman wadagna, taa waa ti lagu hungoobay sxb, inkastoo aanu anagyu somali u calool fayoobayn oo caadifadi na qaaday, hada no more somalinimo iyo beer laxawsi danbe. S/LAND f0r Ever, GUUL iyo GOBANIMO

  • qisada somaliland waxay ka dhigan tahay qiso hadda ka hor iiga sheekeeyay nin injineer ahaa oo ahaa dadka reer xamarka wuxuu ka shaqeyn jirey xarunta korontoda muqdisho wuxuu yiri,mar mar habeen barkii anigoo hurda ayaa la kicin jirey korontada ayaa dami jirtay,markaan imaado oo baaro sababta keentay ayaan waxaan arkayaa bisad mayd ah oo ku dhex dhimatay generatarka gudihiisa,wuxuu yiri,cajiib iyada sidii loo galo waa taqaanaa laakiin sidii looga baxo ma taqaano!!!

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more